Site icon Daruur درور

Waa maxay Yoga ma diinta Hinduusiga bay kasoo jeedaa

Waa maxay Yoga ma diinta Hinduusiga kasoo jeedaa

Waa maxay Yoga ma diinta Hinduusiga kasoo jeedaa

Yoga (jimicsiga yoga) waa dhaqan ka yimid dalka India waxaa lagu dhahaa afka hindiga: योग wuxuuna salka ku hayaa diinta Hinduusiyada (Hinduism) macnaheedana waxaa laga wadaa cibaado ku salaysan qaab jirka lagu carbinayo iyo nafta waxaa laga soo gaaray dadka haysta diinta Hinduism.
Yoogada waa wax sal ku leh diinta Hinduusta.

Waxaa la sameeyaa waxyaalo la xiriira maskaxda iyo fikirka iyo jirka, waxaa lala xiriiraa caalamka ruuxaaniga iyo jinka asal ahaan waa sidaas.
laakin hadda gaalada waxay ka dhigaan dhaqan caadi ah oo jirka lagu dhisayo waxaana lagu sirayaa dadka aqoonta aan u lahayn dhaqanka Yoogada meesha uu kasoo jeedo asal ahaan.

Markaad eegto dadka sameynaya Yogada waxaad dareemaysaa sida salaadda oo kale inay ugu khushuucsan yihiin.

Sawirada Yoga oo Hindi laga keenay
RW Hindiga Yoga sameynaya

Annaga Muslin ayaan nahay Ilaahay wuxuu noo sameeyay wax ka qiima badan Yogada oo ay gaalada hadda meel kaste ku xayeysiinayaan.
Salaadda aan haysano oo diinteena na fartay wax ka qiima badan ma jiro, shan salaadood iyo sunnooyinkooda haddaad tukato habeenkiina salaatulayl aad u soo kacdo ajar ayaad helaysaa jirkaagana wuu kuu caafimaadayaa.
maxaa kuu geeyay dhaqan gaalkeed oo diin iyo caqiido ku salaysan inaad raacdo adoo haysta diinta xaqa ah.

Sanamka Budi oo qaabka Yoga u fadhiya
Sanamka Budi oo qaabka Yoga u fadhiya

Waxa ka dhacay Soomaali oo ah dumar badan oo jimicsiga yoga sameynaya ma aha wax yar ee waxaa la rabaa dalkeena in lasii dhammaystiro, dalkeena waa baylax oo dalfeef ah, maanta dumarka waa lafdhabarta bulshada haddii naagihii sidan yoga ugu sameynaya dalka maxaad mooddaa jiilka soo socda waxa ay sameyn doonaan.
salaadda Ilaahay na faray miyaysan ku filneyn waxaa laga yaabaa dumarkan meesha ku foorara inaysan qaarkooda tukanin, naago badan ayaa jira soomaali ah xijaab iska xiran oona aan salaad tukanin.

Sanam ka mid ah sanamada Hindi oo Yoga sameyanaya
Sanam ka mid ah sanamada Hindi oo Yoga sameyanaya

marka waa inay ka hadlaan dadka aqoonta Ilaahay siiyay waa inay uga digaan bulshada waxyaalahan shaydaanka lagu caabudo, yogada waa dhaqan shaydaanka salka ku haya waa in laga reebaa dadka sameynaya oo dalka ku faafin raba dhaqanka oo kasoo jeeda diimaha baadilka oo shaydanka ku dadaalo inuu faafiyo.

Maxay tahay cayaarta Yoga halkey kasoo jeeddaa

Exit mobile version