Site icon Daruur درور

Waa maxay kacsiga beenta

Waa maxay kacsiga beenta

Su’aasha:

su’aal aan qabaa waxaan maqlaa mararka qaarkooda kacsiga beenta hadaba ma iga jaahil bixin kartaan kacsiga benta maxaa kaga wadaa.

Waa maxay kacsiga beenta
Waa maxay kacsiga beenta

Jawaabta:

Sida la og yahay kacsiga waa midka wadaya nolosha guurka ama raaxada guurka oo qancisa ninka iyo xaaskiisa.
haddaba muxuu yahay kacsiga beent?
kacsiga beenta waxaa laga wadaa kacsiga niyadda ah ninka marka uu xaaskiisa la tago sariirta aad buu u dareemayaa laakin marka uu galmada bilaabo geedka ayaa ka damaya taasna waxaa sabab u ah niyadda iyo kalsooni darida waxaa sabab u noqdo naagta oo ninkeeda niyadda ka jabiso inay ku tiraahdo adiga daciif ayaa tahay ama geedkaaga wuu yar yahay ama in badan ma sameyn kartid.

taasna waxaa inta badan ay ka suurtowdaa naagta garoobka ah oo lasoo furay oo nin kale soo arkay, inta badan ninka kale hadduu ka darnaa kan dambe waxaa laga yaabaa inay ninkeeda cusub u barbar dhigto kan hore marka ay wax ka sheegto isaga, taas oo dhaawac weyn ku dhuufeysa ninka naftiisa.

waxaa laga yaabaa marka uu soo xusuusto ereygaas inuu damo.
marka naagaha hadalkooda kaalin weyn ayuu ka qaataa dareenka raga iyo raaxadooda naagta marka ay ninka amaanto oo aay ku tilmaanto raganimo aad buu u dareemayaa kacsi xoog leh, naagtana waa sidaas ninka haduu ka dilo niyadda waxay dareemaysaa niyad jab. kacsigana wuu ka tagayaa.

hadalada lagu amaano dumarka xiliga galmada socoto ama cayaarta sariirta aad bay ugu leeyihiin saameyn xagga dareenka iyo raaxada  gogosha, dumarka kacsiga badan waa kuwa leh dareenka jacaylka qaliga kana he;lo amaanta quruxdooda.

 

Qalbiga Dumarka Sida Fudud Lagu Hanan Karo Sheeko Gaaban

As it is known, the erection is the one that leads the marital life or the pleasure of marriage that satisfies the husband and wife.
So what is the rise of a lie?
False awakening is caused by the erection of the mood of the man when he goes to bed with his wife he feels very strongly but when he starts having sex the tree stops and this is due to the mood and lack of confidence is due to the woman who breaks her husband’s mood to say that you are weak or your tree is small or you can’t do that much.

And this is often possible from the divorced woman who has seen another man, often if the other man is worse than the latter she may compare her new husband to the former when she mentions something about him, which is a great wound to the man’s life.

maybe when he recalls that word he will turn off.
When women speak, he takes a great role in the feelings of men and their enjoyment. When the woman praises the man and describes him as a man, he feels a stronger arousal, and the woman is so that if the man kills the mood, she feels disappointed. and the erection is leaving.

Words that are credited to women during sex or playing on the bed have a very impact on the feelings and comfort of the bed, erect women are those who have a feeling of love and he; praise for their beauty.

 

Exit mobile version