Site icon Daruur درور

Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara

Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara

Su’aasha:

Waxan raba inaad dhalinta la wadagtaan taloyiin cafimaad iyo wixi vitamin ah ee u qofku dib uga soo kaban karoo wixi vitamine ka baxay. Waad mahadsan tihin.

Cafimaad ahaan maxa lagaga qabsaan kara ama sidee dib looga kaban karaa awooddii kaa baxday.

Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara
Vitamiinada dhalinyarada awooddooda usoo celin kara

Jawaabta:

Dhalinyrada waxaa laga rabaa marka hore inay iska ilaaliyaan biyahooda inay ku caayaaraa.

Waayo biyaha ninka waa wax qaali ah oo laga rabo ninka inuu ilaaliyo.

Qofka hadduu qalad galo oo uu siigaysto ama uu galmada iska badiyo hadduu rabo inuu kasoo kabasado waa inuu raacaa habkan:

1- waa inuu iska ilaaliyaa biyaha inuu beerdareeyo siigo ama sino inuu galo.

2- inuusan badsanin galmada si xadkabax ah.

3- inuusan galmo samaynin asoo gaajaysan.

4- inuu cuno cuntada nafaqada leh.

taas si fiican ayaan ugasoo hadalnay.

qayb ka mid ah halkan ka akhriso

Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay

Cunnada jirka u dhista yar iyo weynba

Ginseng oo ah daawo geedka raga adkeysa

Young people are first required to be careful not to get their water from being insulted.

For the man’s water is precious, and the man is required to keep it.

If a person makes a mistake and is sexually assaulted or has sex oversexuality, if they want to recover, they must follow this method:

1- He must avoid water from foreceseen or adultery.

2- not to increase sex in a way that is limiting.

3- not having sex with the hungry.

4. Eat nutritious food.

Exit mobile version