Site icon Daruur درور

Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada

Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada

Su’aasha:

xiliga raaxada sariirta ninka haduu xaaskisa u marsado  faasiliin malaga yaabaa inay dhib u keento labadooda oo ma leedahay side effects xubnaha taranka miyay dhib u keeni kartaa cudur iwm.

Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada
Vaseline ninka iyo naagta dhib miyay u keentaa xiliga raaxada

Jawaabta:

Guud ahaan Vaseline -ta waxaa loo adeegsadaa in maqaarka qalaylka lagu jilciyo sida bishimaha iyo lugaha, dad waxaa jira u adeegsada galmada oo geedka marsada, siiba habeenka aqlgalka si ay u fududeyso bikrajabinta gabdha, sida la sheegay wax dhib ah uma keenayso ninka iyo naagtaba laakin waxaa laga yaabaa inay saameyso dhalmada ama uurka haddii ninka uu marsado asoo galmo samaynaya.

Marka qofka waxaa laga rabaa taas inuu ogaado, haddii aad rabto xaaska inay uur qaaddo ha marsanin geedka Vaseline si ay biyaha shahwada ugu saamoobin.

Qaabka raaxada raga ugu jecelyihiin

Generally Vaseline is used to soften the dry skin such as the lips and legs, there are people who use it for sex and apply the plant, remove it on the night of intercourse to facilitate the virginity of a girl, as it is said it does not cause any harm to both men and women but may affect childbirth or pregnancy if the man is having sex.

When the person is required to know this, if you want the wife to become pregnant, do not apply the Vaseline plant to the water in the vagina.

Exit mobile version