Urka dhididka ma astaan buu u yahay cudur halis ah Caafimaadka - Health By Daruur On Apr 11, 2019 629 0 Urka dhididka waxaa laga wadaa meelo jirka ka mid ah oon shiir lahayn inay shiiraan. sida meelaha laablaabka jirka lugaha salkooda cajiraha iyo lugaha marka kabo ay muddo ku jiraan. Urka dhididka ma astaan buu u yahay cudur halis ah urkaas daran dadka way ku kala duwan yihiin. dad waxaa jira aad usoo uro dhididkooda siiba timaha shuunka oo kale. waxaa kasoo go’a ur aan loo adkeysan karin sida urka kalluunka oo muddo yaallay oo kale. dhididkaas haddii uu xadka ka baxo wuxuu tilmamayaa mushkilo inay haysato jirka. waxaa dhici karto inay jirto jirro qarsoon. waa marka uu xadka ka baxo urka oo aan la xamili karin. waliba meelaha dhididkaas kasoo baxo maqaarkooda wuu is baddalaa. dadka buuran ayay u badan tahay sheekadaas iyo dumarka hilibka leh. raga buubuuran qaar baa sidaas ah. ShiirkaShiirka DumarkaTimaha Shuunka 0 629 Share