Ukunta dabiiciga iyo midda farsamada farqiga u dhexeeya
Su’aasha:
Asc wll ukunta tirada badan oo bokiska ku jirta oo sajalka ah maxaa tan doorada ah Mise waa gacan kusamays iiga jawaab.

Jawaabta:
Ukunta hadda adduunka laga isticmaalo waa labo nooc mid si dabiici ayay dooradu u dhashay midna farsamo ayaa ku jirta.
Digaaga ayaa lagu duraa hormoono kobcinaya si dhaqsi ku keenaya ukunta xataa doorada si dhaqsi ku fiijinaysa jiiljiilka, waxaa loo adeegsadaa qalab lagu huuriyo ukumaha.
Labada ukun tan doorada si dabiici ah u dhasho ayaa ka qaalisan kana fiican midda farsamada ku jirto.
Sidoo kale fiicnaanta ukunta waxay u noqonaysaa waxa ay cunto doorada, waxaa ugu fiican ukunta ay dhasho doorada cunta badarka sida gallayda qamadiga iyo digirta. Ukuntaas ayaa ka nafaqo badan midda kale.
Si kaste labada waa la cuni karaa wax dhib ma laha adiga ayay kugu xiran tahay.
Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan iyo ukunta Cad
There are two types of eggs currently used in the world, one is naturally hatched and the other is artificially hatched.
Chickens are injected with growth hormones that quickly produce eggs, even those that hatch quickly, and a device is used to incubate the eggs.
Both eggs that are naturally hatched are more expensive and better than those that are artificially hatched.
The quality of the eggs also depends on what the hens eat, the best eggs are those that are hatched by hens that eat grains such as corn, wheat and beans. These eggs are more nutritious than the other.
Either way, both can be eaten, there is no problem, it is up to you.
