Uhuru Kenyatta salaad la tukaday muslimiinta Kenya ku nool, Salaadda shardiga ugu horreeya lagu galo waa islaamnimada, markaas kaddib ayay imaadaan shuruudaha kale, qofka marka uu yahay qof muslin ah ayuu tukan karaa.
marka sheekadan waxay ka mid tahay arrimaha adduunka ka socda oo ah in diimaha oo dhan laysku daro, taas macnaheeda oo ah waan isla tukan karnaa waan isla ciidi karnaa wax farqi ah nooma dhexeeyo diin diin kale ka fiican ma jirto.