Turkey oo xaduuda Yurub u furtay qoxootiga
Turkey allows refugees to cross into Europe.
Dowladda Turkey oo u fasaxday dadka qaxootiga ku nool inay Yurub gali garaan iyagoon laga celinaynin.
taasna waxaa keenya dagaalka ka bilowday magaalada Idlib ee dalka Suuriya.
Turkey oo lagaga dilay ciidamo badan dagaalka ka socda Idlib ayaa kaga dhigtay arrinkaas jaweaab ay ugu jawaabayso dalalka Yurub oo ka dhegafureystay waxa ka socda Idlib.
Waxaa la sheegayaa qaxooti aad u badan inay aadeen magaalo u dhow dalka Greek oo ay rabaan inay meesha ka galaan yurub.
Nin Diinta Islaamka Ugu Yeeray RW New Zealand Jacinda Ardern
The Turkish government has allowed refugees to enter Europe without being returned.
The fighting started in Idlib, Syria.
Turkey, which killed many troops in the fighting in Idlib, has made it a response to the European countries that have ignored what is happening in Idlib.
It is reported that many refugees have gone to a city near Greece and want to enter Europe.