Site icon Daruur درور

Trump oo Corona u muujiyay tabartiisa

Madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan tabar u haynin maraykanka cudurka corona.

wuxuu emerjansi kusoo rogay dalka maraykanka oo dhan.

cabsi laga qabo cudurka corona virus awgeed.

wuxuu kusoo qoray barta twitter hadalkan oo ay u tarhuntay Aljazeera af carabi:

Waxaa sharaf weyn ii ah inaan ku dhawaaqo maalin axadda oo ah 5 Maarso maalin wadani oo Alle la baryayo, annaga waxaannu nahay dal waligiisa Alle u jeesan jiray si uu noo siiyo ilaalo iyo awood sida waqtiyadan oo kale.

teeda kale sheekh soomaali ah oo kasoo jeeda waqooyiga somali ayaa sheegay cudurka corona inuu ka helay quraanka kariimka.

cudurkaas oo saamiri lagu salaiday.

  daawo muuqalka video.

 

Exit mobile version