Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa

Su’aasha:

Walaalo timaha wareega dabada ku yaala ma in la xiiro baa mise ka mid ma aha tima shuunka oo laga rabo qofka in uu iska xiiro.

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa
Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa

Jawaabta:

Timaha hoose kuma eka qaybta hore waa dhamaan kuwa hore iyo kuwa gadaal, timaha gadaal kaliya waxay ku yaallaan dadka jirkooda timaha badan leh, waliba dumarka way ku yar yihiin, marka waa in labadaba la xiiraa, marka ay bataan, teeda kale kuwa gadaal ayaaba ka sii daran kuwa hore xaga xiiridda.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More