Talo iga siiya sida loo joojiyo siigaysiga
Su’aasha:
Wallal dhib weyn ayaa ihaysata dhibtaso ah sigeysiga wana joojin kari wayay ee talo isiya wallal

Jawaabta:
Webka talooyin badan ayaa ku jira sida siigada loo joojiyo oo kaa caawinaya, su’aalooyin badan ayaan ka jawaabay oo taada la mid ah waxaana ka mid ah qoraalladan:
- Habka loo joojin karo siigaysiga
- Sidee layskaga joojiyaa daawashada kilibyada galmada
- Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto
- Seegada sida ugu fudud loo joojiyo rag iyo dumarba