Site icon Daruur درور

Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan

Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan

Su’aasha:

Caato Saaid Ah Ayaan Ahay Hada 25 Jir Ayaan Ahay Miisaankaygu Waa 50kg Khudaarta Cagaaran Aad Ayaan U-Isticmaalaa Sida Mooska Qaraha Saytuunka Tufaaxa Waliba Iyagoo Sidooda Ah Yacnii Ridqanayn iwm Sidoo Kale Biyaha Cad Ayaan U-Isticmaalaa Waliba Saaid Waxkasta oo Miisaanka Qofka Dhimi Kara Aaad Ayaan U-Isticmaalaa Caato Saaid Ahna Waan Ahayn Markaa Maxaad Igula Talin Lahayd Waxyaabaha Aan Isticmaalana Waa Waxyaabo Qofka Miisaankiisa Dhimaya Ama Caato Qofka Kadhigaya Ma Inaan Iska Daayo Aayaad Ugu Latalin Lahayd Mise Inaan Sii Wado Inkastoon Caato Ah Waxyaabaha Kor Aan Kuugu Soo Sheegayna Ay Yihiin Waxyaabaha Loogu Talo Galay In Miisaanka Lagu Dhimo Ama La Isku Caateeyo Talo Isii Dr Mahadsanid.

Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan
Talo caafimaad oo caatanimada ku saabsan

Jawaabta:

Cuntooyinka miisaanka jirka lagu kordhiyo ama cuntada lagu naaxo iyo qaabka loo cayilo dhamaan in badan ayaannu ka hadalnay waxaad ka heli kartaa webka daruur linkiyadan ka gal:

 

  1. Daawada Cayilka Ugu Dhaqsiga Badan Uguna Fiican
  2. Cuntada Lagu Naaxo Iyo Quruxda Jirka
  3. Wajiga Lafalafaha Ah Sidee Loo Cayiliyaa
  4. Cuntooyinka Miisaanka Jirka Kordhinaya
  5. Jirkaaga Sidee Baad Ku Cayilin Kartaa Oo Dabiicina Ah
  6. Cuntada Dhaqsi Loogu Buurto Oo Ah Digaag Iyo Baradho
  7. Daawada Dabiiciga Lagu Cayilo Waa Kaniiniga Khamiirka Yeast Pills
  8. Daawooyinka Cayilka (Sababaha Lagu Cayilo) Causes Of Obesity

 

 

Important foods that provide the body with energy and activity

1- Oats
The number of calories in each cup of oats is no more than 166 calories. Oats are rich in many vitamins and minerals, and if added to some fruits they offer a healthy and complete meal.
2- Dark chocolate
According to Healthline, the antioxidants in cocoa provide many health benefits, as well as boosting mental energy and mood. A 30-gram piece of dark chocolate contains 153 calories.3- Brown rice
Brown rice helps convert carbohydrates and proteins in the body into energy due to its high content of manganese. Brown rice fiber, according to Healthline, is also useful in regulating blood sugar levels, which contributes to maintaining constant energy levels throughout the day. Each cup of brown rice is given 218 calories.
4- Chickpeas
Nutritionists advise eating a meal of chickpeas, sesame seeds, oil and lemon to get a good source of energy, noting that each tablespoon of chickpeas contains 27 calories.5- Lentils
Each cup of lentils serves 230 calories. Northwestern Medicine explains that “the combination of protein, complex carbohydrates and fiber, obtained from eating half a cup of cooked lentils gives great energy, especially since it is rich in folate, iron, manganese and zinc.”
6- Strawberries
Each cup of strawberries provides 46 calories, as does watermelon. The vitamin C and antioxidants in strawberries help fight inflammation in the body, overcoming feelings of fatigue and fatigue.7- Apples
Apple fruit offers the perfect combination of natural sugars, fiber and a high content of antioxidants. According to Healthline, research has shown that antioxidants help slow down carbohydrate digestion and therefore release energy over a longer period of time. About 95 calories can be obtained from each average apple.8- Bananas
Bananas are characterized by containing 105 calories per medium-sized fruit. It is considered a snack rich in carbohydrates, vitamin B6, vitamin C and potassium, all of which help increase energy.

 

Waxtarka hilibka idaha

Exit mobile version