Dhiiga ama dhareerka afka kasoo daata xiliga hurdada

Dhiiga ama dhareerka afka kasoo daata xiliga hurdada

Dhiiga ama dhareerka afka kasoo daata xiliga hurdada Su’aasha: Walalo sual waxaad iga caawisaa Waxaa iga yimaada dhiig ama dhacaan afka markaan seexdo marwalbo. Jawaabta: Marka hore waa inaan ogaanaa sababka keena dhacaanka ama dhareerka afka kasoo daato marka qofka uu hurdo ku jiro. Qofka marka uu hurdo galo siiba hurdada culus xubnaha wejiga ayaa […]

Isticmaalka taabuuga maxaa laga dhaxlaa

Isticmaalka taabuuga maxaa laga dhaxlaa?

Isticmaalka taabuuga maxaa laga dhaxlaa Su’aasha: Inkastoo aan aniga isticmaalin hadana Waxaan rabaa inaan wax ka ogaado halisaha uu leeyahay daroogada saameysay dhalinyarada ee loo yaqaan taabuu taasoo aan maqlay in ay haliso badan leedahay balse dadka qaar ee isticmaalana waxay iigu sheegeen inay ka helaan firfircooni jireed iyo mid maskaxeed bal warbixin iga sii […]

Maxaa carfiyo afka uraya

Maxaa carfiyo afka uraya

Maxaa carfiyo afka uraya Qofka inuu ku dadaalo uduga afkiisa waa arrin lagama maarmaan ah, waayo qof kaste wuxuu ku qasban yahay dad kale inuu la dhaqmo, taas waxay keenaysaa inuu la hadlo, hadduu yahay qof afkiisa uraya dadka way nacayaan, waxaaba laga yaabaa in la aflagaadeeyo, taas marka sida laysaga ilaalin lahaa waa inuu […]

Urka afka sababaha keeno iyo daawada

Urka afka sababaha keeno iyo daawada

Urka afka sababaha keeno iyo daawada Urka afka sababo badan ayaa keeno, afka marka uu uro dhib ayuu u keenayaa qofka dhinac walba. sababo badan ayaa keena , sababaha keena waxaa ka mid ah sida soo socota: Cuntada waxay ka mid tahay sababka ugu weyn af urka keena. tusaale ahaan toonta iyo basasha afka ayay […]

Yiridka nabarka cirridka sababta keenta iyo daawadiisa

Yiridka (nabarka cirridka) sababta keenta iyo daawadiisa

Yiridka nabarka cirridka sababta keenta iyo daawadiisa Marka hore waxaad ogaataa cudurka Yiridka muxuu yahay sidee baa loo daaweyn karaa, su’aashan waa muhim Cudurka lagu magacaabo yiridka waa cudur ay la bukadaan ilkaha iyo micyaha iyo gowsaha jirridooda ama meelaha ay ka soo baxaan, siiba hilibka cirridka, marka ciridka bukado ama turturo oo dhiig ka […]