Xaaska inay ninka ka jeesato maxaa keeno

Xaaska inay ninka ka jeesato maxaa keeno

Su’aasha: Aslc dhamaantii su aal Marwadaada xalaasha ah marka aad u tageeyso habeenkii haday kaa sii jesato iyada oo kula ciyaarin ama kula raxaysan weydo marwalba maxaa jira culimo. Jawaabta: Wax kasta ayaa dhici kara waxaa laga yaabaa inay murgayso, ninka ayaa laga rabaa inuu la sheekaysto oo ka fahmo waxa ay u baahan tahay, […]

Qisadii boqorka iyo afarta xaas

Qisadii boqorka iyo afarta xaas

Boqor ayaa qabay afar xaas wuxuu aad u jeclaa xaaska afaraad, wax kaste ayuu u sameyn jiray, midda sedexaadna wuu jeclaa, laakin wuxuu dareemi jiray inaysan la joogi doonin, midda labaadna waa tan uu la tashan jiray marka dhibaato ay lasoo gudboonaato, midda koowaadna maba qiimeyn jirin xaqeedana ma gudan jirin iyadaana isaga aad u […]

Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa

Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa

Naag ninkeeda caynayso maxaa la dhihi karaa Su’aasha: Xaaskayga marka ay xanaaqdo si xun ayay u caytamaysaa waa afxaar waxay sheegaysaa wax xitaa raga ka xishoodo waxaa ka mid ah: khaniis baad tahay ey baa tahay wecel kisi , iyo waxyaalo kale aanan halkan ku sheegi karin marka maxaan sameeyaa oo aad igula talinaysaan  arintaan […]

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya

Naagtayda arimahan ayay sameysaa ila taliya Su’aasha: Walaalayaal xaaskayga waxaan ku arkay inay rag kale la xiriirayso, taasna waxaan ku ogaaday markaan guriga ka maqanahay wax kale ayay ku mashquulsan tahay, whatsapp ayay aad u adeegsataa iyo facebook, maalin si kadis ayaan ku arkay talefankeeda, waxaan ku arkay hadalo aan fiicanayn oo niman usoo dirayaan […]

Xaaskaaga oo nin kale jecel sidee lagu gartaa

Xaaskaaga oo nin kale jecel sidee lagu gartaa Su’aasha: Waxaa su’aal iga ah ka waran haddii xaskaaga ay nin kale jeceshay oo ay kuu sheegeyso maxaad sameyn lahayd siiba marka aad qalad ka gasho waxay dhahaysaa aniga ninkaas ayaan jeclaan jiray hadana waan jeclahay teada kale  malaga yaaba inay aniga igu dhibayso oo ben ay […]