Anigoo weysaqaad qaba hadey lugaha dhiiqo yar iga gaaraan ma iga burayaa weesada?

Su’aasha: Wanisalaamay Daruur sxbw anigoo weysa qabo ayaa cagaha dhiiqa iga soo gaaray intaan shakiyey ayaan dib u weyseystay hadii cagaha dhiiqo iga gaarto weesada mabureysaa, Jawaabta: Weysada sidaas kuma jabto haddii xataa ay najaaso tahay dhiiqada waa layska dhaqaa, weysada waxaa jabiya arrimaha lagu sheegay diinta oo ah tusaale ahaan qofka inuu musqusha galo […]
Waswaaska weysada iyo soonka sidee loo reebaa

Waswaaska weysada iyo soonka sidee loo reebaa Su’aasha: Waswaska Soonka 2020 aya salada intinjada weysada ayuu igagalay waswasku kadibna Soonka markasto aan cadeyda ,qabeysta, weysada wax ayan liqa ila heer cadeygi iyo qubeyski aan joojiyay weysadina ay igu adkaatay afka inta iskuqabta aan wajiga waysada kabilabi jiray hadana kamabadbadi jirin shakiga ila 12 maalmood ayay […]
Ma ii banaan yihiin weysadana ma iga jabiyaaan labadaan qof?

Su’aasha: Hooyadey Eedadeed Aabaheeda qabo balse ka dhintay weyso ma iga jabisaa mida kalana Gabadha aan adeerka u ahay lkn hooyadeed aan qabo gabadhaas gabdhehee dhasho weyso ma iga buriyaan. Jawaabta: Hooyadaada eedadeeda oo aabbaheeda qabo waa xaaska awoowahaaga waxay kuu tahay maxram ma guursan kartid waxay kaa joogtaa meesha ayeeyadaada ay kaa joogto. Quraanka […]
Cadayga iyo caafimaadka ilkaha

Cadayga iyo caafimaadka ilkaha Nadaafadda ilkaha diinta islaamka si xoog ayay ugu boorrisay dadka, qofka muslinka waxaa la faray inuu afkiisa nadiifiyo, waxaa lagu xiray salaadda iyo weysada. Maanta waxaa la ogaaday cudurro badan inay ka dhashaan wasakha afka, laakin diinteena mar hore ayay sheegtay qiimaha uu leeyahay cadayga. wuxuu leeyahay rasuulka (SCW): (لَوْلاَ أَنْ […]
Qoyaanka dumarka ee weysada jabiya

Qoyaanka dumarka ee weysada jabiya Su’aasha: Markii aan waysayaty ayaaan is idhi wax ayaa kaa soo baxay waaan taabtay xubinkaygi waxan daremay qoyan hadana waxan idhi waa kii aad kusoo istijootay shakigaasi salaada xukunkedu muxuu noqonayaa. Jawaabta: Haddii aad taabato xubinta taranka adoo weyso qaba waysada way kaa buraysaa horta taas ogow, teeda kale qoyaanka […]
Makeup malagu tukan karaa

Su’aasha: Asc walal aad ban idin salamay sual ayan ku weydin lahaa makeup ka malagu tukan karaa mararka qaar baa anigoo makeup ii marsan ama meel u socda amaba meshii joga lakin weeso leh salaad igu soo gashaa wan tukadaa lkin ma ogi in lagula tukan karo makeup ka ? Mahadsanid:). Jawaabta: Haddii gabadha ay […]
Hilibka Geela weysada ma buriyaa

Hilibka Geela weysada ma buriyaa Su’aasha: Walaal hilibka Geela weysada ma buriyaa, waxaan arkay culimo ku doodeysa arintaas qaarna qaba inuu buriyo qaarna ay leeyihiin ma buriyo marka labadaas aragtiyood kee baan qaadan karaa oo kula saxan adi. Jawaabta: Walaal waa mas’alo fiqi ah oo culimada madaahibta isku khilaafeen qof kastana daliil ayuu haystaa, mas’alooyinka […]
