Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya

Salaada waxaan ku dhex arkaa muuqaalo dumar ila taliya Su’aasha: Asc markasta oon salada isku diyariyo xasuus iyo Isla hadal Ayan gala oo kusabsan muqalo aan dawado iyo sawir kasto aan arka oo dumar kusabsan Ila aan salada dhameysto guska kababyo Ayan kadarema salada markan kabaxo qoyaan aan wax lataban Karo aheyn oo xubinka faruuryaha […]
Booraysiga darbiga ma ansaxaa

Su’aasha: Asc Isha bidix Ayan iska Kay barartay dhaman aga garkeda waxa daday bararka wayna ixanuunaysa decaan ayana kahoraya marka biyaha wankala cabsaday gurigana Mel lugu booraysto malahan salaada marki lagaro darbiga guriga oo rangi cad lamariyay oo wax ciid ah aan laheyn Ayan gacanta Sara wajiga iyo gacmaha Ayan Mariya sida ayana kutukada marka […]
Hadii Xubinka taranka aad taabato adoo janaaba ka qubeysanayo weysadaa ansax miyaa

Su’aasha: Asc Marka aan ka qubeysanayo janaabada oo aan waysa qaato kadibna aan qubeysto oo markaa Xubinka taranka Gacanta iiga dhacdo waysadaa iyo janaabada aan is raaciyey ma ansax meysaa SI GAAR AHAAN waysada aan janaabada kahor mariyey ma ansax meysaa ? Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa culimada fiqiga inay isku khilaafeen qofka hadduu taabto […]
Hadaan musqusha ku weysaysanayo magaca Alle ma ku xusi karaa

Su’aasha: Musqusha way iskudaxtasha tan laguxaja kuto iyo tan gubayska Wana kudax weysa qata bisinka malagu Dax akhrin kara markad weyso qadaneyso ood mida bafka tagantahay. Jawaabta: Qofka hadduu musqusha ku weysaysanaya culimada u arka inay waajib tahay in bismillaah la yiraahdo dhib uma arkaan, culimada u arka in bismillaah sunna ay tahay waxay oranayaan […]
Qofka asoo salaada ku jira haduu dareenkiisa kaco maka buraysaa

Qofka asoo salaada ku jira haduu dareenkiisa kaco maka buraysaa Su’aasha: Asc markan salada gala waxaan katukan waya xasuus iyo dumar qaawan waxyalo dareenka kicinayo marka anigo salaada kujiro ayuu dareenka ikacaya salada miyay jabi mararka qar salada kadib guska ibtisa gudaheda marka gacanta kutabto waxyar Oo wooyan aad umaleyso Ayan ku arka marar guska […]
Xaaska awoowgey waysada ma iga jabisaa

Su’aasha: Xaska awowgey waysada ma iga jabisa. Jawaabta: Xaaska awoohaha waxay ka mid tahay maxaarimta ninka, awoohaha xagga aabbaha haka yimaado ama xagga hooyada, ninka wuxuu ula dhaqmaa sida habaryartiisa iyo eeddadiisa iyo walaashiisa oo kale wuu la safri karaa wuu la khalwoon karaa weysada kama jabiso, daliilka waa aayadda quraanka Alle wuxuu yiri: (وَلاَ […]
Taabashada dabadu waysada ma jabisaa

Taabashada dabadu waysada ma jabisaa Su’aasha: 1.taabashada dabdu waysada ma jabisaa. 2.Timaha hoose hdii aan 40 cisho la xiirin salaada ma la aqbalaa. 3.Hadii aan jabaabo ka mydho oo aanan kadib waysaysan salaad ma tukan karaa. Jawaabta: Su’aasha koowaad: oo ku saabsan taabashada dabada weysada ma jabisaa mise ma jabiso, sida xoogga badan qofka hadduu […]
