Caanaha geela weysada ma jabiyaan

Caanaha geela weysada ma jabiyaan Su’aasha: Caanaha geela weysada ma jabiyaan sida hilibka geela oo kale, waxaan maqlay xadiis ayaa kusoo arooray tilmaamaya in caanaha geela ay weysada jabiyaan. Jawaabta: Hilibka geela inuu weysada jabiyo waxaa ka taagan khilaaf imaam Axmed ayaa qaba inuu weysada jabiyo culimada kale ma qabaan, laakin caanaha geela khilaaf kama […]
Immisa nooc ayay u qaybsantaa dahaarada

Dahaarada waa sifada muslinka laga rabo mar walba inuu ku sifaysnaado. Dahaarada labo nooc ayay u qaybsamaysaa dahaaro qalbiga iyo mid jirka. Dahaarada qalbiga waxaa laga wadaa qofka inuu ahaado qof leh qalbi nadiif kana fog xaasidnimo iyo nacaybka muslimiinta, sidoo kale inuu munaafuq uusan ahayn. Dahaarada jirka waxaa laga wadaa in qofka uu ka daahirsanaado […]
