Suugada caafimaadka laga helo

Suugada caafimaadka leh

Suugada caafimaadka laga helo Suugada waxay fiican tahay marka ay leedahay qudaar badan. sidoo kale marka ay saliidda ku yar tahay. Suugada caafimaadka leh waxaa laga maarmaan ah inay wadato basal iyo toon. Maxaayeelay waxay u fiican yihiin labadan geed caafimaadka marka ay cuntada caloosha gasho. teeda kale cuntada marka ay tahay mid saliid badan […]

Toonta baabasiirka ma u roon tahay

Toonta baabasiirka ma u roon tahay

Toonta baabasiirka ma u roon tahay Su’aasha: Waxan maqlay qofka baabasiika hayo hadduu habeenkii toon ku bariisiyo dabada wuxuu ka khafiifiyaa xanuunka sidoo kale wuxuu u aroon yahay cudurka baabasiirka maxaa ka jiro hadalkaas. Jawaabta: Toonta waxay ka mid tahay waxyaalaha dabiiciga ah oo u roon meelaha buka iyo jirrooyin badan sidoo kale saliidda toonta […]

Toonta madow eeg caafimaadka waxay u tarto

Toonta madow eeg caafimaadka waxay u tarto

Toonta madow wax badan ayay u roon tahay halkan ka daawo Dadka oo dhan waxay yaqaanaan toonta cad oo caadiga ah laakin toonta madow dad badan ayaan maqlin ama arkin haddaba toonta madaow halkee laga keenaa ama laga helaa toonta madow waa toonta cad laakin inta la khamiiriyo oo la qallajiyo ayay madoobaataa dhadhankeeda wuxuu […]