Qof khayrka jecel baan ahay wixii aan bilaabo ma dhamayn karo

Qof khayrka jecel baan ahay wixii aan bilaabo ma dhamayn karo

Su’aasha: Asc Een waxa aan idinka codsanayaa inaad talo isiisaan. Aad baan idiinka mahad celinayaa ”daruur” sida quruxda badan ee aad noogu soo jawaab taan su’aalaha . Waxa aan ahay qof khayrka jecel oo ku xiran culumada dhagaystana markasta oo u degdega wanaaga. Waxaan ahay qof socod kiisu yar yahay oo badana masjidka, xaafada, uun […]

Ujeedka webka Daruur loo aasaasay muxuu yahay ninka iska lehse qabiilkee ayuu u dhashay?

Ujeedka webka Daruur loo aasaasay muxuu yahay ninka iska lehse qabiilkee ayuu u dhashay?

Su’aasha: Horta waa mahadsantihiiin walaalyaal waxaa wax niiga weydiinaa wax ku saabsan websiteka Daruur.com horta Websitekan maxay tahay sababta loogu bixiyey Magaca Daruur, maxaase keenay inaad magacaas ula baxdaan mida kale qofka webkan iska leh qabiilkee ayuu ku dhashay. Jawaabta: Webka waxaa la aasaasay bisha 12-aad  sanadkii 2006 waxaana loo aasaasay xiligiisa waxbarasho casharro ayaa […]

Kutubta xadiiska kuwee laga bilaabaa

Kutubta xadiiska kuwee laga bilaabaa

Su’aasha: Waxaan jeclahay barashada xadiiska waxaan rabaa inaad ii sheegtaan kitaabada ugu fiican aan ka bilaabi karo intaanan u gudbin kutubta waweyn. Jawaabta: Waxaa fiican inaad ka bilowdo kutubta yaryar  sida  ay isugu xigaan: كتاب الأربعين النووية عمدة الأحكام جواهر البخاري رياض الصالحين بلوغ المرام نيل الأوطار مختصر صحيح مسلم التجريج الصريح Kadib u gudub […]

Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka

Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka

Meeqa bilood lagu baran karaa English-ka Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan barto luuqada English ka Meeqo bil ayey igu qaadan kartaa hadaan Xoogga saaro barashada luuqadaas. Jawaabta: Barashada afka ingiriiska waxay u baahan tahay go’aan iyo dadaal sidoo kale afafka qalaad way la mid yihiin, af kaste waxaa loo maraa qaab gaar ah sidii loo […]

Qofka cilmiga xadiiska siduu ku baran karaa

Qofka cilmiga xadiiska siduu ku baran karaa

Qofka cilmiga xadiiska siduu ku baran karaa Su’aasha: Waxaan aad u jeclahy cilmiga xadiiska luqada carabigana wan aqaaan culumada kutubta xadiiska meel fiican maka gaadhi karaa. Jawaabta: Luqadda carabigaa ayaa fure u ah cilmi kaste ka mid ah culuumta diinta islaamka, cilmiga xadiiska wuxuu ka mid yahay culuumta ugu muhimsan sida cilmiga musdhalaxa, cilmiga rijaalka, […]

Sida ugu fiican diinta lagu baran karo

Sida ugu fiican diinta lagu baran karo

Su’aasha: Waxaan rabaa inaan diinta barto maxaad igula talin lahayden inteen ka bilaabaa maxaan akhristaa, waxaan rabaa inaan barto xadiiska iyo tafsiirka quraanka kariimka talo ayan idinka rabaa. Jawaabta: Marka hore ikhlaas la imow oo camalka ugu talaggal Alle dartii inaad u qabanayso, teeda kale isku day inaad si fiican u barato afka carabiga illeen […]

Dugsiyada soomaaliyeed iyo waxbarashada

Dugsiyada soomaaliyeed iyo waxbarashada Dalka waxyaalaha la dhihi karo way kusoo bateen waa dugsiyada waxbarashada. inkastoo wali aysan ahayn sida la rabay. waxay u baahan yihiin dadka soomaaliyeed nolo ka fiican middan hadda ay ku nool yihiin. laakin waxaan jirin madax oo awood u leh inay dalka maamulaan. waxay u badan yihiin dadka isku sheega […]