Waswaaska soonka ma buriyaa

Su’aasha: Wll Hadi adigo sooman adna tahay ruux waswas badan markasto àad wayso qadaneyso ama àad qabeysanayso àad isku maleyso inad wax kugu tagayan ama liqeyso marar badan ama soonka barkiba kugu dacdo soonka maqaleyneysa. Jawaabta: Waswaas iyo shaki soon ma buriyaan soonka yaqiin iyo hubaal buu ku burayaa. Haddii aad u malayso inuu soonkaaga […]
Waswaaska gaalinimada keeni kara sidee loo reebaa

Su’aasha: Wll rali ahada suala badan Ayan qaba wll muda sanad kahore ah aya waxa igudhacay waswaska xaga dhaharada saalada iyo istinjada Mudo Ayan sidas aha ila heer salad kastaba àan qabeysto dharka malinti toban jer àan iska badala igudambayn waxaan ogaday inu waswaska shaydanka yahay Wana ladagalamay Wana kaguuleystay lakin waxaan dhageystay malmihii macron […]
Shaki iyo buufis maxaa lagu xallin karaa

Su’aasha: Shaki badan ayaa igu dhashay wax alla iyo waxan ka fikirayaa garan maayo. Maskaxdaydu way maqantay sagaashankaba markaan soo baraarogana waxaan is odhanayaa shaqade wax ba ku yaala hadaan dhameen kari waayo waan niyad jabayaa. Maxa tolow waxa sababa sideena looga hor tagi karaa? Baqdin baan yeeshay xitaa shaqada dadkana si fican ulama dhaqmayo […]
Waswaaska xiliga salaadda iyo wacdiga

Su’aasha: Waswaas ayaa isku arkay markin aan salaada dukanayo iyo markii aan wacdi ama wax cilmi ah dhageysanayo. Jawaabta: Waswaaska aad sheegayso xiliga salaadda iyo xiliga aad dhagaysanayso wacdi way iska caddahay inuu shaydaanka ka socodo, marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad la dagaallanto waswaaska, waxaadna kula dagaallami kartaa akhriska quraanka iyo adkaarta. Sidoo kale […]
Tawbada iyo waswaaska salaadda iyo dambiga

Su’aasha: Asc, waxan donayaa wll inaan ogaaado waswaska aya igu badan alle markasta waxan waydistaa danbi dhaaf. waswaskan waa mid aan necbahay marwalba waxanaan jecelay inay iska tagaan.. ugu danbayn suashaydu waxa weeye wlloyaal hadee aad aduu salada ku jira waswas ku galo. Hadee aad ku dhaqantay iyo hadee anaad ku dhaqmin ba labada tawbada […]
Waswaaska istinjada iyo qoyaanka dumarka

Waswaaska istinjada iyo qoyaanka dumarka Su’aasha: Marka aan kaadida dhamaysto waxan ku arkaa faruraha cambarka dhacaan sijiidjiida oon dhamanin mudo ayaan fadhiyaa ilaa aan ka dhameeyo dhacankaas marka kaadida miyuu la mid yahay, marka an soo dhaqo hadana waan dareemaa shaki ayaa i wareeriyay salaadda ma ku tukan karaa haddii aanan si fiican u dhaqin, […]
Wixii dambi aad ku fikirto miyaa laguu qorayaa

Wixii dambi aad ku fikirto miyaa laguu qorayaa Su’aasha: Daruur thanka for your help. Walllalo waxan donayaa in aan wax ka ogaaado, hadee shaydaanku wax xun oo aad u xun maskaxdaada ku soo rido deetana markeebaad aad ka naxdoo ood istaqfurllah iyo tawbad badan sameyso hadana waxaasi soo noqdo dhinaca maskaxda uun wll aad ku […]
