Isla hadalka qofka maxaa u keeno

Isla hadalka qofka maxaa u keeno

Isla hadalka qofka maxaa u keeno Su’aasha: Asc isla hadalka iyo iskudhax buuqa maxaa keeno mudo 3sano kahor ayan magaalada aan joogay katagay oon magaala kale tagay kadib qol ayan kaligey seexanayay ila hadana aan jiifa wax yalaha aan lahan jirin ee iguso ziyaday waxa kamid ah inan isla sheekeysto kaligey hadi aan arko nin […]

Saliga nabiga (SCW) waswaaska malagu daaweyn karaa

Saliga nabiga (SCW) waswaaska malagu daaweyn karaa

Su’aasha: Asc saliga suubanaha waswaska malagu daweyn kara siiqade ugu wanaagsan ee ruuxa ugu salin kara marki usan salaad kujurin mahadsanidiin. Jawaabta: In nabiga (SCW) lagu saliyo waxay ka mid tahay cibaadooyinka ugu qiimaha badan, qofkii nabiga ku salinayo mar walba Ilaahay wuxuu ka kaafinayaa murugta iyo walwalka sida xadiiska Ubay lagu sheegay. عَنْ أُبَيِّ […]

Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo

Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo

Daawo ma jirtaa kacsiga lagu yareeyo Su’aasha: Asc wllo gabar ayaa guurla iiga baxday an waxaan ahay nin dareen badan ma ii sheegi kartaa daawada ay isticmaalaan aktariinta oo kacsiga joojiya intee ka helayaa Mida kle aalmiitada badan dareenka ma yaraysaa Ama ii sheeg wax dareena yareeya Jawaabta: Qofka wuxuu ku yarayn karaa kacsiga waxyaabo […]

Waswaaska Nabiga (SCW) iyo Quraanka ku saabsan

Waswaaska Nabiga (SCW) iyo Quraanka ku saabsan

Su’aasha: Asc wll waswaska kisa xun OO qasabka ah maxa Dawa uah wuxuu iguqasba inan suubanaha scw inan wax kasheko tuusale quranka inbadan aya rasuulka scw lugu hadlay ama axaadiistisa marka hada nabiga scw markan maqlaba wax xun ayuu qalbigeyga kusotuuraya illa mararka qaar aan goansada inan quraanka akhrinin ama axaadiista iyo guud ahaan wacdiga […]

Niyad jabka sida loo daaweeyo

Niyad jabka sida loo daaweeyo

Niyad jabka sida loo daaweeyo Su’aasha: Walale waxan Ahay will Dalan yaro Ahh Waxanaa qabaa xanun ladago Niyad jab Waxaan Amiin sanahy inan waxbo qabsani kariin ee maxan sameyaa walalo isheg Adigo Rali eh. Jawaabta: Cudurka niyadjabka waa cudur nafsi ah, wuxuu la xiriiraa nafta aadanaha, qofka asoo awood leh ayuu aaminayaa inuusan wax taraynin, […]

Qoyaanka dumarka ee weysada jabiya

Qoyaanka weysada jabiya

Qoyaanka dumarka ee weysada jabiya Su’aasha: Markii aan waysayaty ayaaan is idhi wax ayaa kaa soo baxay waaan taabtay xubinkaygi waxan daremay qoyan hadana waxan idhi waa kii aad kusoo istijootay shakigaasi salaada xukunkedu muxuu noqonayaa. Jawaabta: Haddii aad taabato xubinta taranka adoo weyso qaba waysada way kaa buraysaa horta taas ogow, teeda kale qoyaanka […]

Murugada waxa keena iyo daawada dhabta ah

Murugada waxa keena iyo daawada dhabta ah

Murugada waxa keena iyo daawada dhabta ah Su’aasha: Murugada joogtada ah Oo ruuxa wax ukamurugona usan garaneynin maxaa sababi kara lakin waswaas ayaan qabaa. Jawaabta: Murugta iyo walwalka inta badan waxay ka dhashaan falka qaldan qofka uu sameeyo fal uusan ku qanacsanayn, laakin haddii aysan jirin falal uu sameeyay oo qaldan waswaaska ayay u noqonayaan […]