Guur ayaa iisoo dhow gabadha ayaan shaki ka qabaa

Guur ayaa iisoo dhow gabadha ayaan shaki ka qabaa

Su’aasha: Wan idin salamay aad baan idinka mahadnaqaya webkina qimaha badan walaalo aniga waxan ahay nin mar dhow guursan rabo  gabadha aan guursan rabo shaki weyn baan ka qabaa marka maxaan sameeyaa talo ayan idinka raba. Jawaabta: Waad salaaman tahay waadna ku mahadsan tahay booqashada webka, kusoo dhowoow. Shaki ma fiicna shaydaanka iska naar, hadday […]

Ninkay wuu shaki badan yahay maxan sameya

Ninkay wuu shaki badan yahay maxan sameya

Su’aasha: ninkayga waxan ku arkay arimo yaab badan, wuxuu aad u baaraa taleefankayga dadka ku jira, haddii laysoo waco ma jecla inaan meel isaga ka fog aan ku hadlo, mar kaste wuxuu igu dhahaa yaa la hadlaysay muxuu kuu sheegay muxuu ku dhahay xataa hadday yihiin qaraabadayda aad buu iiga shiyaa, marka ila taliya sideen […]