Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada

Su’aasha: ASC will aya iguyiri siigada aan joojina isbuuc kasta laba maalin aan ka soono aniga wan kacudur dartay Soonka sharciga ah kadib salada casar ayan aday anigoo salaada kujira aya waxa igu so dhacday 1 Million soon hadad Dib dambe usiigeysato masajidka wan joogi wayay wana soocararay Soonka ma igu lazimay Madama aysan suurtagal […]
Waswaska soonka maxaa xal u ah

Su’aasha: ASC yaranteydi aan anigo miyiga jooga siigada bilabay 2013 ayan magaalada imaday dibka siigada ma ogeyn zaid ayan usameyn jiray soon ayan kujibiyay xita 2017 ayan Nairobi caafimaad u imaday ila hadana kumalaban meshii aan kaimaday marki aan Nairobi imaday 5malmood ayan xasuustay ayan sooman oah soonki igajabay 2020 waswas aya igudacaday malin dhaweynto […]
Waswaaska sida qalbiga looga saaro

Waswaaska sida qalbiga looga saaro Su’aasha: Sedexdi sano ii udambeysay waswas aya I rakateyay Salada iyo daharada iyo Soonka . Salaada iyo dhaharada wan ka guuleystay alxamdullilah.lakin SOONKA ayan kaga guuleysan wayay niyada ayana igudaran malin kasta marki suuxurta lagaro wan suuranayay lakin markas ayay hoowshu bilabaneysay . Sida adiga mad niyaysan Hasoomin iskadaf Waxba […]
Waswaaska iyo niyada soonka

Su’aasha: Sheekh waxaan ka baqanyaa ama ka cabsanayaa in soonkayga mid la aqbalayn yahay wax baana igu leh soo qalee soonkii oo dhan dhan ilaa kuwii hore sababto ah niyada lamaad iman.mana yaqaanin in la niyoodo habeenkii balse suxuurta usoo kaco si soonka ugu adkaysto iyo inta aana caado qabina garanyo in kolayba iska soomayo […]
Waswaaska shaki iga galinaya anbiyada iyo diinta

Su’aasha: Waxan bilahan isku arkay waxyalo badan OO aad ufool xun nabiga scw iyo ambiyada kale nabad galyo iyo naxariis korkoda ha ahaate taso shaki badan igu dhalisay mararka qaar waxaan kashakiya inan kuhadlo marna waxaan is arka anigo ambiyada iyo allaha uxanaqsan OO wixi kuhadli rabo khasatan markan salaada kujiro ama aan masajidka joogo […]
Waswaaska weysada iyo soonka sidee loo reebaa

Waswaaska weysada iyo soonka sidee loo reebaa Su’aasha: Waswaska Soonka 2020 aya salada intinjada weysada ayuu igagalay waswasku kadibna Soonka markasto aan cadeyda ,qabeysta, weysada wax ayan liqa ila heer cadeygi iyo qubeyski aan joojiyay weysadina ay igu adkaatay afka inta iskuqabta aan wajiga waysada kabilabi jiray hadana kamabadbadi jirin shakiga ila 12 maalmood ayay […]
Qarowga habeen walba maxaa keeno

Su’aasha: Asc wll waku slmy magacyga wa ahmed ali waxan jira 23 sano ma seexdo hurdada igu yar depression i haan jiray ilahey hada wa iga qaaday walwalka dhibaatada kaliya hada i heysato wa hurdo la aan iyo haween walbo waan qarwa riyooyin xun arka maxa sababa. Jawaabta: Walaal riyada xun oo cabsida leh waxay […]
