Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas Su’aasha: Qeybkasto noolasheyda kamid ah waswas aya harereyay tusaale waxbarasho cibaado iyo dhan kastaba hadaan xita mutaqbal kafikiro soon Aya soomi Hadi aan waxa iyo waxa Aya igusodacayo xita Hadi wa khiyaali ah aan kufikiro. suasheyda waswas Kuma sabsana manta Malaga yaaba in Jin igujuro dibkan dhana […]
Soonka waswaska galo su’aalo ku saabsan

Su’aasha: Kudhawad 1sano waxaa igu badan soonka nadarka ee siigada xalay Ayan oogu dambaysay 10 bari soon hadan mardambe siigaysto Aya iguso dhacaysay marka Hadi wixi aan kuhadlay iyo wixi kalaba aan balanta illahay UGA baxo kwrn madaama anan awoodin inan soomo xita anan kala xasuusan. Jawaata: Waxaan filayaa su’aashan tobanaan jeer ayaan ka jawaabay […]
Waswaas ayaa iga haysto wax walbo dharka iyo cuntada

Su’aasha: AscI hysta oo meeL kasta nijaas ayaan moodayaa Haday dharka tahy hadey cunto tahy Ee zxp mxaa deal ah talo ayaan u baahanahy wllo Jawaabta: Walaal waxaa ku haysta waswaas marka wax badan ayaan ka hadalnay waswaaska nooc kaste uu yahay, iyo sida loo daaweeyo waxaad ka heli kartaa linkiyadan: Waswaaska iyo shakiga […]
Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah

Shakiga badan iyo waswaaska geerida maxaa daawo u ah Su’aasha: asc bahda daruur idin salamay waxaan idin rajeena dhamaantiin inaad caafimaad qabtaan waxan rabaa arintaan in laiisheego, waxaan ahay qof shaki badan waxaana isku arkay goordhaw oo aan lakulmay arin aan filaneen oo dhab noqotay kadib waxwalba waxee ila noqdaan inee halaabayan tusaale hadaan arko […]
Qoyaan aan ka shakiyay inuu musqusha iga soo gaaray salaadeyda ma ansaxaysaa

Su’aasha: Asc anigo musqusha kujiro surwal aan xiranayay Mel musqusha jirjirkeda ah ee tuujiga banankisa ah qoyaan Aya kuyalay marka surwalka mesha agteda ayuu maray inu tabtay iyo inkale Ayan kashakiyay qoyan Ayan ku arkay lakin wan qabeystay markas gacmaheygana biyo ayay lahayeen Marka wan Kala sari wayay ma mesha ayuu tabtay ba ma gacmaheyga […]
Soonka nadarka haduusan xiriirin kafaaro ma bixin karaa qofka

Su’aasha: Asc sida aad marar hore ishegteen Hadi ruuxa soon nadar oo xirira ugalay oo fulistisa awoodi wayo khafara ayu laimanaya kwrn Hadi soonka usan xiririn lakin ubadanyahay tuusale 15 jer oo min 30ah isagana ma khafarada miyuu la imanaya ? Aniga waxaan kawalwaln Sanahay siigadi aan sameeyn jiray markasto sameeyo aad Ayan umurugooda in […]
Habka ugu fiican oo waswaaska shaydaanka lagula dagaallamo

Su’aasha: Waswaska dhanka waxbarashada Ayan xal ulahaay markasto is idhahda wax akhriso oo daadalba waswaska soonka nadarka ah aya igubilabanayo hadan A helo inta iyo inta Ayan soomi marka maxa sameeya inan si xor ah wax u akhristo Ayan Raba soona marabo sababto ah ramadhanadki lasoodhafay sooman Ayan jiray igatagay lakin wanhilmamay dibkas iyo iskumashqulidan […]
