Qoyaanka buumada goorma uu shaki keeni karaa

Su’aasha: Sakay salada suubax hurdo ayay igudaftay mardambe Ayan sokacay kuleyl aya jiray wan qabeystay Wana tukaday kadib cashar Ayan aqristay kadib hurdada Ayan kulabtay waxaan iskasibay shorka ama buumaha qooyan Ayan Ayan isku arkay shaki aya saladi igagalay aan tukaday lakin marlabad matukan ee wan iska sexday salada miyan soqalaye. Jawaabta: Qoyaanka aad aragtay […]
Waswaska marka muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa

Su’aasha: Waswaska marka muda maqnaadaba soo labakacleeyo maxaa sababa ? Maxase xal u ah Anigo mantay class Ka kujira Ayan kufikirayay inan imtixaanka Ka baaso marka soon Ayan iguso dacayay lakin anigana waxaan laha illahi anigo wax shardi lagalin ayuu wax walba isiiya marka umabahano inan shardi lagalo lakin saladi magrib anigo weyso qadanayo aad […]
Shaydaanka in la habaaro diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: ASC shaydaanka mala habari kara xadiithka oranayo shaydaanka ha cayina ma saxbaa dabcan aniga ma arag lakin Sheekh ayan ka maqlay shaydaanka in lacayo rasuulka scw aya diiday Mida shaydaanka waqtiyada aan mashqusanahay muxuu ila egta marka weyso qaadanayo, marka aan suuliga kujiro markan akhrinayo anigoo saalada usocda ayan waxaan akhrinayay laxowla wala quwata […]
Wixii qalbigeyga kuso daca ma lay qabanayaa ?

Su’aasha: Wixii qalbigeyga kuso daca ma lay qabanayaa ? Murugadeyda waxay sarantahay nadarka marka aad ayan iskaga ilaalinayay in shaydaan wax igu so tuuraa lakin hadana wa imtixaan anigo salada casar kujiro ayuu igo so tuuray hadad been shegtid 20 soon qalbiga ayan ka iri wa cad wana arin wanaagsan marka ma igu wajibay Jawaabta: […]
Nadarka shaydaanka sida loo reebo

Su’aasha: ASC waxaad igu so cel celisen waswas aya kuhaya OO nadar madan kaalin waxaan xaqiiqsay inu waswas ihayo sababtoo ah waxaan is iri waswas aya kuhayo sheekadii iyo kafikirki soonkas nadarka ahna wan Iska xiray isla markiba Mel igu so galay OO wuxuu yiri hadi nadarkas aad kuwarertay hada mid fresh ah gal tas […]
Waswaaska sida qalbiga looga saaro

Waswaaska sida qalbiga looga saaro Su’aasha: Sedexdi sano ii udambeysay waswas aya I rakateyay Salada iyo daharada iyo Soonka . Salaada iyo dhaharada wan ka guuleystay alxamdullilah.lakin SOONKA ayan kaga guuleysan wayay niyada ayana igudaran malin kasta marki suuxurta lagaro wan suuranayay lakin markas ayay hoowshu bilabaneysay . Sida adiga mad niyaysan Hasoomin iskadaf Waxba […]
Waswaaska shaki iga galinaya anbiyada iyo diinta

Su’aasha: Waxan bilahan isku arkay waxyalo badan OO aad ufool xun nabiga scw iyo ambiyada kale nabad galyo iyo naxariis korkoda ha ahaate taso shaki badan igu dhalisay mararka qaar waxaan kashakiya inan kuhadlo marna waxaan is arka anigo ambiyada iyo allaha uxanaqsan OO wixi kuhadli rabo khasatan markan salaada kujiro ama aan masajidka joogo […]
