Nin ayaan lacag si been uga cunay cibaadada ma layga aqbalaa

Su’aasha: Asc Wllo 1. Waxan lacag ka qaatay qof Muslim ah lacagtana waxan ugu qaatay been aan u sheegay inan shaqo geeyn doona balse shaqadii waala wayay lacagtiina way igu baxday manta meel aan ka keena ma aqaano waxana ka cabsanaya Alle SWT in uu iga carooda anigana ma awooda inan lacagtiisa hadda u celiya […]
Saaxibkay si xun ayuu ii galay

Saaxibkay si xun ayuu ii galay Su’aasha: Nin saaxib aan nahay ayaan ka shakisanahay inuu lacag iga xaday, waayo qolka lacga ku jirto qof kale ogaa ma jirin, waxaan garan la’yahay waxa aan ku sameeyo iyo si aan ugu sheego, lacgatana way badan tahay, marka maxaad igula talinaysaa. Jawaabta: Qof in lagu tuhumo xatooyo wax […]
Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa

Nin ayaan lacag ka xaday sideen ugu celiyaa Su’aasha: Nin dukaan leh ayaan u shaqaynayaa waxaa dhacday in aan dhow jeerĀ kala baxay maqalka lacag isagana ima oga mana i fahmi karo waayo lacagta anaa xisaabiyo marka dambi inaan galay ayaan dareemay waxaan ka baqayaa inaan u sheego lacag inaan kala baxay, haddaan u sheego […]
Xaaskayga lacag bay xaddaa maxaan ku sameeyaa

Su’aasha: Waxaan guursaday sannad kahor markaan guursaday labo bilood kaddib waxaan ogaaday xaaskayga inay lacag guriga ka xaddo sidoo kale waxay ka xaddaa hooyadayda iyo walaalahayga dhow jeer ayaan la hadlaya ooaan u caqliceliyay laakin hadalkayga ma qaadanin, iyadoo iga ballanqaadday inaysan u noqonaynin ayay mar kale lacag xadday ila taliya maxaan ku sameeyaa xaaska […]
Xaaska lacagta iga xadeyso ma furi karaa

Su’aasha: waxan rabaa inaan idin weydiyo su’aashan oo ah nagta xaskaga ah haddii ay lacag xadeyso oo ay baxsanayso jeebka ama boorsadaada kuu gaarka ah ma furi karaa mana ah arintaas mid hal mar ah teeda kale mana u geynin duruuf talo deg deg ayaan rabaa. Jawaabta: Xatooyada ama tuuganimada waa dembi weyn oo diinta […]
Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa

Tuugsiga iyo shaxaadka diinta maxay ka qabtaa Tuugsiga waa dhaqan aad u liito, diinta islaamka aad bay u reebtay. Qofka muslinka waxaa la amray inuu shaqeysto oo ka fogaado tuugsiga iyo shaxaadka. Qofka marka uu u barto dawarsiga lacag kaste uu helo kuma qancayo. wuxuu rabaa keliya inuu gacanta u hoorsado dadka. waa cudur xun, […]
