Faa’idooyinka ay leedahay istiqfaarta iyo axadiista kusoo aroortay

Su’aasha: Asc wllo waxad halmar ka soo hadasha Faiidooyinka ay leedahay istiqfaarta iyo Axadiista laga soo wariyay kuwa ugu ajar badan. Jawaabta: Istiqfaarta waxay ka mid tahay acmaasha ugu fiican oo ugu wanaagsan diinteena, istiqfaarta dunuubta ayaa lagu dhaafaa ilaahay qofka waa ku amaan yeelaa, quraanka aad iyo aad ayuu uga hadlay qiimaha ay istiqfaarta […]
Qofkii xoolo dadow cunay ma towbadkeeni karaa

Su’aasha: Asc wllo qofkii cunay xoolo xaraam ah uu qofkale leeyahay haddana uusan haysan xoolo uu ku bixiya xoolahas balse uu si niyad u towbad keena ducada iyo salaada ma laga aqbaali doona. Haddi aan awooda aan gudi laha balse xoolo aan ku gudo ma haysto balse waan ku rajo weynahay inan iska bixiya xoolahas […]
Dambiga lagu noqnoqdo towbad ma leeyahay

Su’aasha: Asc wllo waxan raba in aad talo isiiso waxan gala dambi waana ka towbaad keena haddana waan ku laabta isla dambigiina anoo a shalaynaya haddana waan ka towbad keena marka sidee iskaga dhaafa dambigaas ani go’aan sax ma qaata balse shaydan igu celiya waana ka shalaya markan sameeyo dambigaas sidee ugu towbad keena si […]
Tawbada iyo waswaaska salaadda iyo dambiga

Su’aasha: Asc, waxan donayaa wll inaan ogaaado waswaska aya igu badan alle markasta waxan waydistaa danbi dhaaf. waswaskan waa mid aan necbahay marwalba waxanaan jecelay inay iska tagaan.. ugu danbayn suashaydu waxa weeye wlloyaal hadee aad aduu salada ku jira waswas ku galo. Hadee aad ku dhaqantay iyo hadee anaad ku dhaqmin ba labada tawbada […]
Xaaskayga gadaal ayaan ka maray sideen u towbadkeenaa

Xaaskayga gadaal ayaan ka maray sideen u towbadkeenaa Su’aasha: Waxaan is qabnaa aniga iyo xaskayga mudo dheer sanooyin badan ah isbuuc kahor ayaan qalad galay kaso ah dabada ayaan uga tagay markaas ayan biya ku shubay, waxan dareemayaa dambi weyn ma awoodo inaan u dulqaato xaaskayga kaddib calool xauun ayaa ku dhacay oo xog badan […]
Ma tawbad keeni kartaa hadii aad shaki ka qabto danbi

Su’aasha: Asc… aad baad u mahadsantihiin. Waxan jeclaystay inaan idin waydeyo hadee anad hubin inad danbi ku dhacday iyo inkale, shaki kaaga jiro, danbigaa hade aad iska tawbad keento, ilahay (swc) ma iga aqbalayaa?? Jawaabta: Towbadda mar walba waa laga rabaa qofka inuu towbad keeno, waayo dambiga maba ka dhamaado qofka, haddii aad dambi gashay […]
Lacag ayaan qof ka qaatay sideen ugu celiyaa

Su’aasha: Asc Asc wallo waxan kaga bahanahay talo yar in aad isiiso madama talaada ay tahay mid diinii ah waxan ahay wiil dhalinyaro ah waxan lacag yar oo xaraam ah ka cunay wiil aan saxiibo nahay lacagta waxan raba inan u celiya balse sidaan ugu celiya aan ku dhaha lacagtas waan ka cunay ii caafii […]
