Qofka sinada galay towbada sidee looga aqbalaa

Qofka sinada galay towbada sidee looga aqbalaa

Su’aasha: Asc Wll aad baan idiinka mahad celinayaa sida quruxda, qaayahaleh ee aad noogu soo jawaab taan su’aalaha. Waxa aan raba inaan idin waydiiyo su’aal aad u qiimo badan, waxayna u dhacaysaa sida tan. Sabanadan dambe waxa aad u badatay faaxishada (zino) waxa ayna noqotay shay Aad ugu badan dhalinta eega, dadka qaarna caado ayay […]

Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada

Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada

Su’aasha: ASC will aya iguyiri siigada aan joojina isbuuc kasta laba maalin aan ka soono aniga wan kacudur dartay Soonka sharciga ah kadib salada casar ayan aday anigoo salaada kujira aya waxa igu so dhacday 1 Million soon hadad Dib dambe usiigeysato masajidka wan joogi wayay wana soocararay Soonka ma igu lazimay Madama aysan suurtagal […]

Dambi aan ka towbad kaanay ayan ku noqdaa ma soomi karaa

Dambi aan ka towbad kaanay ayan ku noqdaa ma soomi karaa

Su’aasha: Asc wllo waxan ku weydiinaya dambi aan galay markan ka towbad keenana waan ku soo laabta marka Sidan Alle Dambi dhaaf u weydiiso Alle ma soomi kara. Jawaabta: Qofka hadduu dambi galo waxaa waajib ku ah inuu ka towbad keeno xataa hadduu ku noqdo mar kale dambigaas, haddii aad u soonto adoo soonka Alle […]

Filin xun ayaan daawadaa sideen u joojiyaa ila taliya

Filin xun ayaan daawadaa sideen u joojiyaa ila taliya

Filin xun ayaan daawadaa sideen u joojiyaa ila taliya Su’aasha: ASC wasmada filimada ma real sexy ba dumarka siilkooda sidas miyu u wenyahay ragana guskoda sidas miyuu u yaryahay dumarka dabada kacsi miyay ka dareman raaxana makahelan dhamadki sanadki hore ayan bartay daawashada waxas mana siigeysto OO maihi dadka siigeysto malin kasta ayan dawada sexka […]

Kafaraada dhaarta sidey ku waajibtaa

Axkaamta kafaarada dhaarta

Kafaraada dhaarta sidey ku waajibtaa Su’aasha: Intabadan soomaalida dharta aad ayay ugu badan tahay waxaan maqlay waxa jirta kafaratul yamiin maxay tahay? Malin ayan will yar Oon abti u ahay iga codsaday telefoonkeyga inan udibo si u ugu ciyaro basle waxaan kuiri wallahi inan mar dambe kuu dibeynin inyar kadib wan unaxay deedna wan udibay […]

Go’aanka towbada sida loo adkeeyo

Go'aanka towbada sida loo adkeeyo

Su’aasha: Walaalayal ila taliya waxaaan ku dhacaaa danbiyo aad baan uga xumaada go’aana waaka gaadhaa sidee go’aankyga ku adkyn karaa. Jawaabta: Qofka muslinka dambi wuu ku dhjici karaa laakin waxaa laga rabaa inuu mar kaste ka towbad keeno dambiga uu ku dhacay, go’aanka twobada waxaa lagu adkayn karaa inuu mar walba niyadda ku hayo dambiga […]

Guurka naag aad sino ilmo kaga dhashay

Guurka naag aad sino ilmo kaga dhashay

Su’aasha: Ma guursan karaa naag aan ka sineystay oo canug ii dhashay. Jawaabta: Ninka hadduu naag ka sinaysto waa guursan karaa laakin labo shardi ayaa ku xiran guurkaas: shardiga koowaad: waa towbad, inay ka towbad keenaan dambiga sinada waayo waa dambi aad u weyn. Shardiga labaadna: waa istibraa oo laga wado inay hal jeer caado […]