Addoonka sida uu ku helo ilaalada Alle subxaanahu

Addoonka sida uu ku helo ilaalada Alle subxaanahu Waxa ugu weyn uu addoonka raadiyo waa inuu helo xifdinta Alle taasna waxaa lagu heli karaa waxyaabo badan, wuxuu ku caddeeyay Alle kitaabkiisa sidoo kale nabiga SC wuxuu ku caddeeyay sunnadiisa: Wuxuu yiri Alle: (هُوَ الَّذِي خَلَقَ السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضَ فِي سِتَّةِ أَيَّامٍ ثُمَّ اسْتَوَى عَلَى الْعَرْشِ يَعْلَمُ […]
Gabar wadaad oo xijaabka ka hadlayso

Gabar wadaad oo xijaabka ka hadlayso Gabar wadaad oo ka hadlaysa shuruudaha xijaabka haweenka. waa muuqaal video ah oo ay ugu muxaadaraynayso gabadhan halkan ayaad ka daawan kartaa muuqaalka: Sida la og yahay xijaabka waa waajib Ilaahay faradyeelay. gabadha marka ay qaangaarto waxaa ku waajibaya inay iska xijaabto raga ajanabiga ka ah. xijaabka waa inuu […]
Dambiga weyn iyo midka yar maxaa lagu kala gartaa

Dambiyada waxay u kala baxaan labo nooc mid weyn iyo mid yar. Dambiga weyn waxaa lagu gartaa dhowr astaamo. In qofka sameeyo naar loogu gooddiyo Sidoo kale in lacnad korka laga saaro Sidoo kale in lagu tilmaamo inuu yahay dambi weyn. waxaa ka mid ah dambiyada waaweyn sino, sinada waa nin inuu u tago naag […]
