Soomaalida Kenya taageeraysa ha maqlaan gabadhan

Soomaalida Kenya taageeraysa ha maqlaan gabadhan Marka ay isku dhaceen dowladda Soomaaliya iyo midda Kenya. dad badan soomaali ayaa dowladda Kenya ku taageeraya baraha bulshada. taasna waxaa keentay sababobadan waxaa ugu muhimsan nacaybka iyo qabyaaladda Farmaajo iyo soomaalinimada kala saar, dalkaaga waxaa la rabaa inaad garab istaagto. muuqaalkan daawo arag gabar si fiican uga hadashay […]
Amin arts iyo xiisadda Soomaali iyo Kenya

Kenya maanta waxay isu malaynaysaa inay ka awood badan tahay umadda Soomaaliyeed. dhabta marka laga hadlo, haddii shacabka soomaaliyeed iyo madaxda ay daacad isu noqdaan oo layska tuuro qabyaaladda. Kenya wax ay samayn karto ma jiraan. Amin arts ayaa sidaas ku muujiyay sawirkiisa. ma aha inaad noqoto qof liita . dalkaaga waa inaad garab istaagtaa. […]
Kenya sababta ay usoo eryisay Safiirka Soomaaliya

Warkan oo hadda soo dhacay. Qoraal kasoo laga soo saaray wasaaradda Arrrimaha Dibadda. ee dalka Kenya oo lagu baahiyay wargeyska dowladda Kenya. oo lagu magacaabo DailyNation ayaa lagu amray Danjiraha Kenya oo soomaali jooga. waxaana dhanka kale lagu amray safiirka Dowladda Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, in uu dalkiisa dib ugu laabto, oo […]
Muwaadin Soomaaliyeed oo shaahaysana sanadka 1939

Sawirada qaar waxay leeyihiin xusuus aad u dheer taasoo keenaysa inay maanta kusoo xusuusiyaan waayadii hore taas waa arrin dad badan ay ka helaan. sawirkan waa nin soomaaliyeed oo shaah cabbaya nadaka sawirka la qaaday waa 1939. marka eeg koobka siduu yahay, sidoo kale eeg dharka ama labiska uu ninka xiran yahay
Madaxda gobolada hal hal ayaa loo diray

Sawirkan inta ku jiro way wada baxeen keliya waxaa soo haray Axmed Madoobe tolow Farmaajo iyo khayre si fiican miyay cayaarta u wadaan garoonka waxaad moodaa in si fiican ay u qabsadeen baaska iyo koornada dhacayso waad la yaabaysaa sawiradan isku fiiri bal markaas ayaad fahmaysaa
Amin arts oo sawir yaab leh ka sameeyay odaygii UNka

Amin arts oo sawir yaab leh ka sameeyay odaygii UNka Odayga oo laga soo tuurey dalka Soomaaliya. waxaad dareemaysaa dalka inuu guul gaaray nolo iyo nabad inay guulaysteen waxa qaska nagu waday waa UN Farmaajo iyo khayre caadi ma ahan waa dad yaab leh baraha bulshada waxaa qabsaday warkan oo qosol ku riday dad badan […]
Doorashada Gaas iyo sawirka Amin Arts

Doorashada Puntland Wali waxaa socda weerarka Farshaxanka weynaa ee Amin Arts, amin arts wuxuu haystaa wali Abdiwali Gaas. Waxaa la sheegay in saameys weyn uu ku leeyahay sawirkan dad badan ka mid ah reer Puntland. sidoo kale waxaa maanta la sheegayaa inay adag tahay inuu helo Gaas xukunka mar kale. dead badan ayaa kasoo baxay […]
