Qabiilka Soomaali ugu xun halkaan ka ogow

Qof kasta Soomaali wuxuu rabaa in qabiilkiisa xukumo dalka, qof kasta soomaali wuxuu rabaa in beeshiisa ay noqoto midda ugu hantida badan. qof kasta soomaali wuxuu rabaa in reerkiisa ay noqdaan kuwa u lacagta badan. marka yaa somaali ugu xun qabiil ahaan? jawaabta meel kale haka raadinin qaabilka ugu xun waa midka sifooyinkan leh: qabiilka […]
Amin arts oo sawir ka smeeyay Cabdiwali Gaas wuxuu carab u qabto

Amin arts oo sawir ka smeeyay Cabdiwali Gaas wuxuu carab u qabto Cabdiwali Gaas oo ah qof ku dhaqaaqay waxyaalo oo soomaalida ka yaabiyay waxaa ka mid ah inuu yiri muqdisho ma aha soomaali sidoo kale wuxuu yiri wiil dacas wata oo ka yimid diinsoor ama buur hakaba oo raba inuu xukumo dhulkeena ma dhacayso. […]
Warashada lacagta ee Gaas by Amin Arts

The factory makes money in Somalia by Gaas Amin arts oo wali dusha ka saaran Abdiwali Gaas wuxuu soo sawiray sawir yaabbadan Gaas oo ku dhex jira warshadda lacagta uu samaysaty si uu u daabaco lacag fara badan. gaas oo raba mar labaad in la doorto ayaa maanta dad badan ay kasoo horjjeedaa. sida dad […]
Amin arts muxuu uga soo horjeedaa Abdirahman Abdishakur

Amin arts muxuu uga soo horjeedaa Abdirahman Abdishakur Cartesian images express a distant meaning Abdirahman Abdishakur iyo Farmaajo yaa ku habboon inuu dalka hoggaamiyo? Baraha bulshada waxaad arkaysaa dad badan taageersan labadaba laakin waxaa isweyddiin mudan dadkaas ma qabyaalad bay ku taageerayaan mise waxay ku taageerayaan wadaninimo? sida muuqata uma malayn maayo in soomaalida ay […]
Amin arts iyo Gaas impact image for Puntland elections

Amin arts iyo Gaas impact image for Puntland elections Puntland elections, anticipation in 2019 Amin arts oo Cabdiwali Gaas sawir qoto dheer kasoo saaray, sawirkan oo tilmaamaya ninkan wuxuu yahay, si kastaba ha ahaatee Gaas waa qof dhaleecooyin badan loo soo jeediyay, siiba marka uu caayay reer buur, taas waxay tilmaamaysaa meesha uu taagan yahay […]
Yaa dhisi kara Soomaali Who can build Somalia?

Somalia needs different people Yaa saxsan? waa su’aal jawaabteedu adag tahay waxaana ka jawaabi karo qof aan qabyaalad ku jirin waana la la’yahay qof soomaali ah oo aan qabyaalad aaminsanyn amin arts maalmahaan wuxuu shiika ku hayaa guddoomiyaha baarlamaanka Mudane Mursal Ilaa iyo hadda ma cadda xaalka soomaaliya qof warkiisa la qaadan karo ayaan jirin […]
Amin arts oo difaacaya Farmaajo -Defends the President of the Republic

The conflict between the Head of Parliament and the President of the Republic Jawaari ayay rideen si ay u keenaan qof iyaga raacsan, laakin qofkii ayaa si kale noqday. amin arts oo laga dareemayo inuu aad u taageersan yahay Farmaajo. markii hore sheekada caadi ayay iska ahayd hadda laakin arrinta waa ka duwan tahay. qofkii […]
