Soomaali hal shay ayay ku toosi kartaa ma og tahay?

Dagaal sokeeyaha 1991 waa lawada ogyahay meesha uu soomaali ku riday. haddana waxaa la rabaa mid la mid ah inuu dhaco. taasna waa qorshe ay dageen dalal badan oo raba magaca soomaali in la tirtiro. qorshahaas waxaa fulinaya dad badan oo soomaali kor ka ah hoosna shisheeye ka ah. dadkaas ma rabaan in soomaalida ay […]
Yoweri Museveni Farmaajo siduu usoo dhoweeyay

Yoweri Museveni qaabka uu taagan yahay, wuxuu tilmaamayaa kibir iyo islaweyni, caadi ahaan marka qofka madaxweynaha soo dhoweynayo diggiisa wuu kasoo hor baxaa, ee ma aha inuu sugo, qaabkan wuxuu tilmaamayaa inuu liidayo qofka kale. Madaxwene Farmaajo sawirkan ay ka sawireen kuwan waxay muujinayeen sida ay ka aaminsan yihiin soomaalida. waxaa la sheegay Yoweri […]
Wiil Soomaali oo diyaarad sameeyay

Wiil Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay diyaarad uu gacantiisa ku sameeyay Diyaarad nooca dagaalka ah oo lagu sameeyay Cadaado ayaa lasoo bandhigay, waxaana meesha joogay dad badan Diyaaradan oo loogu magacdaray Somali Air Force ayaa waxaa sameeyay Axmed Cumar Sahal waxuuna sheegay inuu u hibeyn doono ciidamada difaaca cirka Somaliya. Waa markii u horeysay oo diyaarad […]
Kenya iyo Soomaali yaa xoog badan

Amin arts sawirkan uu soo saaray dhinac marka laga fiiriyo waa sax dhinaca kalena waa qalad. dhinaca saxa waa marka ay soomaalidu midoobaan oo ay hal noqdaan ayay awood u yeelan karaan Kenya iyo dowladaha kale ay la tartami karaan ama ay ka adkaan karaan. laakin dad iyaguba is haysto lagama yaabo inay Kenya ka […]
Kursiga xukunka Soomaalida yaa u maceeyay

Kursiga xukunka ay soomaali isku haystaan, taariikhdiisa madow wax ka ogow qof kasta soomaaliah maxaa jeclaysiiyay xukun? Qof marka uu noqonayo madaxweyne macnaheeda ma aha, isaga ayaa dadka ka fiican, ama ka sharaf badan, taas waxay ka dhigan tahay inuu yahay qof amaano qaaday oo la rabo inuu u adeego dadka ama shacabka. laakin annaga […]
Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed

Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed Wasiirka maaliyadda oo isku sawiray wiil yar ka mid ah kalluumaysatada soomaaliyeed. runtii sawirkan wuxuu xambaarsan yahay arrin weyn oo tilmaamysa dalka inuu leeyahay khayraad badan> Wasiirka maaliyadda Dr.Cabdiraxman Ducaale Beyle oo muujiyay dalka inuu barqaawo sooran yahay marka uu isku sawiray wiilkan yar ee ka mid ah kalluumaysatada. soomaaliyeey […]
Amin arts oo Kenya meel xun geeyay

Amin arts oo dagaal adag kula jiro Kenya, ayaa wuxuu soo sawiray Soomaali oo shabeel ah Kenyana oo diiq ah. marka waad iska garan kartaa shabeelka inuu ka xoog badan yahay diiqa. Soomaali iyo Kenya maanta farqi weyn ayaa u dhexeeya, Soomaali 1991 ilaa iyo hadda ma helin dowlad awood leh. oo dalkeeda difaaci karta, […]
