Wiil Soomaaliyeed iyo familkiisa sawirro lala dhacay faafiyay

Wiil Soomaaliyeed iyo familkiisa sawirro lalal dhacay faafiyay Xiriirka Soomaali iyo Turkey ma aha mid yar, dowladda Turkiga waa dowladda kaliya soomaali garab istaagtay marka dowlado badan oo ay carab ka mid yihiin ku farxay jabka iyo dhibka sooomali qabsaday. wiil dhalinyar ah ayaa sameeyay arrin uu ku cabbirayo qiimaha uu u hayo dalka Turkey. […]
Tartanka feerta Kenya iyo Somali by Amin arts

Wali waxaa socota arrinta badda oo ka dhexeysay Kenya iyo Soomaali. amin arts oo soo sawiray sawir muujinaya sida Kenya looga adkaaday. waxaa ka muuqda meesha soomaali inay kaga guulaysatay Kenya feerta. taas oo laga wado xagga siyaasadda. waa sawir meel fog wx ka tilmaamaya.
Warbaahinta Kenya iyo dagaalka badda Soomaaliya

Amin arts oo wali ku jira dagaalka warbaahinta uu kula jiro Kenya. sida la og yahay Kenya dan weyn ayay ka leedahay burburka dalkeena. maanta labada dowlad oo kala ah Kenya iyo Itoobiya waa cadow daran. ma rabaan soomaali inay toosto maxaayeelay dhulal badan ayay ka haystaan. marka dan ugama jirto heshiiska Soomaali. sawirka amin […]
Muwaadinka eeyga ah maxaa lagu gartaa

Muwaadinka eeyga waxaa laga wadaa qofka sifooyinkan ku sifeysan oo iska dhigaya inuu yahay qof dadka iyo dalka jecel, laakin dhab ahaantii waa qof fiirsado maslaxaddiisa gaarka ah kaliya. muwaadinka eeyga la mid ah soomaali aad buu u joogaa waa dad badan iska dhiga inay yihiin wariyeyaal ama dad aqoon leh habeen iyo maalin waxay […]
Shacbiyada Farmaajo sawirada selfiga masoo celin karaan

Shacbiyada Farmaajo sawirada selfiga masoo celin karaan Madaxweyne Farmaajo maalinta la dooranayay Soomaalida badnkooda aad bay ugu farxeen doorashada Farmaajo. Dad badan ayaa dhahay soomaali way ka baxday xilligii qabiilka iyo qabyaaladda. soomaali way usoo noqotay dowlanimadii ka maqanayd laga soo bilaabo 1991. dadka qaarkii waxay gaareen inay dhahaan Farmaajo ee geey. Laakin hadda waxay […]
RW Xasan Cali Kheyre iyo John Bolton maxay ka wada hadleen?

RW Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wuxuu l kulmay taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. sidan ayuu kusoo qoray barta Facebook Waxaan kulan la qaatay la taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. Waxaan ka wada hadalnay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso soo kabashada dhaqaalaha, dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo sida uu Mareykanku u joogtayn lahaa […]
Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan Maalmahan waxaa isku dheggan madaxweynaha maraykanka Donald Trump iyo Ilhan Omar. sida la og yahay Trump wuxuu neceb yahay dadka qoxootiga kasoo jeeda dalalka Africa. taariikhda Trump waxay ku slaysan tahay cunsuriyad. waxaa la ogyahay shirkadaha ay lahaayeen cidda uu ka dhashay Trump in qof madow loo oggalaan […]
