Wiil damcayo walaashiisa maxa talo ah loo jeedin karaa

Wiil damcayo walaashiisa maxa talo ah loo jeedin karaa Su’aasha: wiil dhalinyar ah an saaxibo ahayn wuxu i sheegay arin aan la yabay taso ah inuu urursado kastuumada hooyadiisa iyo kastuumada walaashiisa markas kacsi ayuu darema wuuna ku sigeysta, wilka aabihisa mar hore ayu dhintay wuxuu la nool yahay walaalihiisa oo gabdho isaga ka weyn […]
Fikirka dumarka sidee laysaga saaraa

Su’aasha: Nin waxan ahay mar kastte naag ka fikiraya waxan suraysanayaa gabar kaste aan arkko ino la raxaysanayo ma iska dhaafi karo wax kaste waa isku dayay siden ku joojin karaa fikirka nocas ah habeen iyo malin ayaan ku mashquula xata maran wada sacdo. Jawaabta: Qofka naftiisa hadduu raaco meel fog ayay ku ridaysaa, wax […]
Siigada raga naaso may kasoo dhalisaa

Su’aasha: Waxaan meel ka akhriyay siigada ninka inay naasaha kasoo weynayso ninka siigada badan naasoo ayuu yeelanayaa arintas maxaa ka jiro igaso jahilbixiya asxby. Jawaabta: Raga naasaha kasoo buurta wax kale ayaa u keena ee ma aha siigo, waxaa ka mid ah waxyaalaha raga naasaha kasoo buuriya cayilka iyo hormuunada qaar iyo da’da, iyo aliimito […]
Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay

Biyaha shahwada fekerka ku baxayo waa maxay Su’aasha: Walaal waxaa igu Badan kacsiga mar walba Hdii aan Gabadh niyada Ku qabto waan Kacsanayaa mararka qaar marka aan Niyad aHaan si saaid aH isku wada raaciyo waan Biya baxaa aniga oo aan wxba ficil aH aan samayn kaliya aan niyeystay caado kale oo aan sameyana ma […]
Siigo miyaa qofka haduu biyaha feker ku keeno

Siigo miyaa qofka haduu biyaha feker ku keeno Su’aasha: Walaal su’aashaydu waxay tahay siigadu waa sidee ani waxaan biyaha iska keenaa anoo qalbiga ku haya gabadh aan aqaano oo sawiranaya jidhkeeda iyo wexeeda oo dhan markaa siigadu ma sidaasaa mise waa gacanta oo aad ugu celceliso guska. Jawaabta: Siigada waa qofka inuu gacantiisa adeegsado ama […]
Faham yarida siigaysiga inuu keenay maa dhici karto

Faham yarida siigaysiga inuu keenay maa dhici karto Su’aasha: Faham yarida ruux yarantisi fahmad laha mudana siigeysanayay hadana damin noqday ma lais dihii kara siigada aya sabab u ah siigadu se maskaxda masameysa. Jawaabta: Fahan yardida sababo badan ayaa keeni karaa laakin sababka ugu weyn waa mashquulka maskaxda, qofka siigaysanayo maskaxdiisa aad ayay ugu mashaquulaysaa […]
Arday ayaan ahay siigaa i dishay ila taliya

Su’aasha: Asc wll mcn waxan ahay arday somaliyed waxan ku dhibanahay dhanka fahanka waxa i nafeyay bahashan la yiraahdo siigo ila io mudo dheer wey i daba tagan tahay marka wan rabaa qaabka oogu fudud ee aan ku ilowi karo jawab dag dag ah i.a Jawaabta: Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay qaabka loo joojiyo […]
