Siigada dhalinyarta boqolkiiba imisaa isticmaala

Siigada dhalinyarta boqolkiiba imisaa isticmaala

Su’aasha: 1.Siigadu Dadka Isticmaala Si Iskumida Miyay usaamaysaa Mise Qofba Si Gaar Ah Ayay Usaamaysaa 3.siigada Dhalinyarta Boqolkiiba Imisaa Isticmaala Ama Lagu Qiyaasi Karaa Jawaabta: Su’aalaha aad soo weyddiisay oo dhan mar hore ayaan ka jawaabnay labadan su’aalood ayaan kaaga jawaabayaa, teeda kale su’aal horay looga jawaabay hasoo dirin, tan labaad su’aal kaste si gaar […]

Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah

Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah

Anoo hurdaya ayaan siigeystaa maxaa talo ah Su’aasha: Wllow hal talo isii siigada waan nic bahay waana ka go aan adkahay lkn kliya dhibta i haysto ayaa ah in habeenkii aniga oo aan ogayn waxaa la ila leeyahay abuubkara al sadiiq ayaa gacantaada ku jira ee salaan markaan salaan damco waxaan arkaa aniga oo biyo […]

Raga dharka dumarka ku waalan dareen ahaan

Raga dharka dumarka ka helo

Raga dharka dumarka ku waalan dareen ahaan Su’aasha: Sc marka hore salan qaali iga gudooma dadka webkan ka shaqeeya oo aadka u qimaha badan runti web somali kan oo kale ma arag adeeg weyn ayad bulshada u haysaan su’aashayda markan u guda galo wiil aan saaxibo nahay dhib ayuu qabaa kaasoo ah inuu u kacasdo […]

Gabar ay habaryarteyda qaraabo yihiin ayaa i hallaysay ila taliya

Gabar ay habaryarteyda qaraabo yihiin ayaa i hallaysay ila taliya

Gabar ay habaryarteyda qaraabo yihiin ayaa i hallaysay ila taliya Su’aasha: ASC siigada wan joojiyay 15manta aya I ah intan aan sameynin lakin dibka iheysto aya ah dareen zaid ah iyo inan arag kalabi laahay dumarka ajnabiga ah malmahan wan soomayay lakin banaanka marka ubaxo haweenaydii iga hor imadaba wan fiiriya anigoo sooman khasatan dumarka […]

Maba fahmo qofka ila hadlaya wuxuu ii sheegayo

Maba fahmo qofka ila hadlaya wuxuu ii sheegayo

Su’aasha: Waxaan isku arkay markay dadka sheekeysanayaan waan fahmaa oo waan la socdaa balse qofka markuu aniga sheekada ila soo aado maba fahmo waana ku caajisa hadalkiisa taasi maxay ka dhigantahay wll wlhi qofka iisheekeynaya badi maba dhuuxi karo nuxurka hadalkiisa in yar oo aan ka fahmo mooyee markaasaan iska dhigaa inaan la socdo wuxuu […]

Haddii geedka sariirta lagu qaqabto siigo miyaa

Haddii geedka sariirta lagu qaqabto siigo miyaa

Su’aasha: Asc walaal Marwalba Sariirta aan seexdo waan ku qaqabtaa geedka maxaa talo ah. Jawaabta: Waa nooc ka mid ah siigada, ninka hadduu sariirta geedkiisa ku qaqabanayo oo sidaas uu ku biyabaxo waa siigo. Marka siigada iska jooji, webka Daruur.com ayaad ka heli kartaa siigada qaabka loola dagaallamo iyo qaabka ugu fudud lagu joojin karo, […]