Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya

Waxan jiraa 18 sano sigada waxan wadaa ilaa iyo 4 sano ila taliya Su’aasha: asc waxan jiraa 18 sano lkn sigada waxan wadan ilaa iyo 4 sano cml marka hadii aan iska dayo sigada malaka yabaa inan sideda hore oku labto doctro su ashaa ayan qabaa. Jawaabta: Fursad weyn ayaad haysataa waxaa kuu fiican hadda […]
Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah

Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah Su’aasha: Siigadu waxan wada muddo dhan 6 sano maxaa xal ah mustaqbalka dhib ma u geysaneysaa. Jawaabta: Siigada in badan ayaan kasoo hadalnay dhibka ay leedahay iyo sida loo joojiyo. Lix sano ma yara haddaad siigaysanaysay, waxa ugu fiican lagu joojiyo waa go’aanka adag. Halkan […]
Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay

Nafaqada lagu daaweeyo qofka ay siigada dishay Su’aasha: Asc walaalaha qiimaha badan daruur waxaan idin kaga mahadcelinaye adeega cafimaad bulshada soomaliyeed mar walbo ku caawinaysan Arinta AAD doona inaad igala talisaan Waxaa caado ii ah inaan mar walbo siigaysta marar badan ayaan go’aan saday arintaan hada inaan Ka jooga way ii suurta Gali weysa mudo […]
Arday ayaan ahay siigaa i dishay ila taliya

Su’aasha: Asc wll mcn waxan ahay arday somaliyed waxan ku dhibanahay dhanka fahanka waxa i nafeyay bahashan la yiraahdo siigo ila io mudo dheer wey i daba tagan tahay marka wan rabaa qaabka oogu fudud ee aan ku ilowi karo jawab dag dag ah i.a Jawaabta: Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay qaabka loo joojiyo […]
Siigada qofka haduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa

Siigada qofka haduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa Su’aasha: Sigada maxay ku keni karta qof ka jira da.ad 22 jir hadu jojiyo isagoo 22 jir ah sigadi hore u sigeysan jiray ma dhib bay u keni kartaaa. Jawaabta: Qofka waxaa laga rabaa inuu iska joojiyo, hadduu joojiyo siigada muddo kaddib way dhici kartaa inay […]
Siigada joogtada loo sameeyo iyo tan halka mar

Su’aasha: Walaal, waxaan rabaa su’aashan iiga jawaabtid, Siigada joogtada loo sameeyo iyo siigada isbuuciiba mar la sameeyo tee qasaaro badan maxaase laga dhaxli karaa. Jawaabta: Ninka marka uu siigaysanayo wuxuu ka saarayaa jirkiisa biyaha manida, marka haddii uu iska badiyo waad garan kartaa dhibka kasoo gaarayo biyahaas badan ka baxayo maalin walba, laakin marka uu […]
Cudurrada siigada dumarka ay leedahay

Cudurrada siigada dumarka ay leedahay Su’aasha: gabar ayan ahay 17 sano ayan jiraa waxan ahay gabar suni u gudan marka dareenkayga wu badan yahy siba habenki markan hurdi rabo waxan is arkaa anoo gacnta kula jira alabtay hose si xun ayan ugu daliga gacanta waxan ka darema jira jiriirico daran qoyan badan aya iga yimada […]
