Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento

Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento

Siigada Saabuunta dhibkay xubinta u keento Su’aasha: walalyaal marka salan marka labad waxan maqlay siigada lagu siigaysto saabuunta guska dhib weyn ayay u kentaa qofka waxaa laga yaabaa inu naqdo madhalays arinkas maxa ka jira? Jawaabta: Saan dhowr jeer soo sheegnay siigada dhib ayay qofka u keentaa guud ahaan, xaga caafimaadka qofka siigaysta wuxuu noqonayaa […]

10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato

10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato

10-ka dhib degdeg ay siigada raga u geysato Dhibka ay seegadu raga u geysato. 10 dhib ay seegada raga u keenayso halkan ka arag. Raga marka seegada “siigada” ay daa’imaan wax badan ayaa soo gaara oo dhib waxaa ka mid ah: 1- Xididaha xubnaha taranka oo daciif noqda, waayo gacanta la mid ma aha meesha […]

10-ka halis ay seegada ninka u keento

halis ay seegada ninka u keento

10-ka halis ay seegada ninka u keento Seegadu (siigada) waa maxay?. Seegadu waa qofka inuu biyaha gacanta isaga keenaa. qofka hadduu badsado siigada dhibaatooyinka soo sacda ayay u keenaysaa. 1- indhaha oo daciifa, qofka badsada siigada (seegada) wuxuu ka kala kulmayaa inay indhihiisu daciifaan oo aragga fog ka yaraado. 2- wuxuu noqonayaa xayeesi daran oo […]

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka

Ma keentaa siigada kansarka xubinta taranka Su’aasha: waxan maqlay qofka siigaysta inuu ku dhacayo kansarka xubnaha taranka arintaas ma iga jaahil bixin kartaan. Jawaabta: Xiriir kama dhexeeyo seegada iyo kansarka laakin siigada waxay dhib u keeni kartaa maqaarka xubinta taranka guud ahaan waxay ka tagsiinaysaa dareenka caadiga ah qofka wuxuu noqonayaa qof siigo mooyee wax […]

Siigada iyo cudurka kaliyaha iyo beerka

Siigada iyo cudurka kaliyaha iyo beerka

Siigada iyo cudurka kaliyaha iyo beerka Su’aasha: Siigada waxan maqlay inay dhib u geysato keliyaha iyo beerka taas ma sax baa teeda kale sigada tan dhibka gaysto mida adaran miyaa oo maalin kaste ah.               Jawaabta: Siigada waxay leedahay dhib badan guud ahaan dhibkaas wuxuu u noqonayaa inta badan […]