15 maalmood ka hor anoo siigo igu dambeysay hadaan siigesto halmar dhib Mey iikeeni kartaa

Su’aasha: Nio waxaa daraad go’aansaday inaa siigada iska dhaafo lkn saaka siigeyste si lama filaan ah kacsi waali aan dareemay ka dib xubintaydii anoo jiid jiidaayo ayaan sidii ku biyo baxay hadana waanka qowmameeyey inaan sidaas sameeyo arintaas kabashadii xaga siigada maalmahaan aanka nastay ma iga saameyneysaa iiso gudbi wll. Jawaabta: Dhibka nafsiga ay siigadu […]
Anoo wali biyo bixin hadana aan isku celiyo maxaa ka dhalan kara?

Su’aasha: Bahda daruur aadbaanii xiiseeyaa waana ku tashtaa qoraalada webka soo dhigtaan intaas ka dibnaa nio anoo muuqaal sexy fiirsanaayo aan kacsi waali dareemay saan u daawanayey waxan is arkay anoo biyaha iga soo dhawaadeen ka dibna intaan ka booday aan iska dhaafay falkaan ku jiray shahwada wey iga soo dhaweyd lkn wan isku celiyey […]
Siigada qandho mey u keentaa qofku markey qabato?

Su’aasha: Nio waanku salaamayaa marka hore horta sxbw badanaa su’aalahayga si kalsooni aanku soo weydiista markaan ku weydiinaayana ma aha inaan siigada ku faraxsanahay lkn dhib ay igu heyso darteed aankaala tashta adna waxaan kaaga baahanahay inaa talo fiican isiiso intaas ka dib sxbw waxaan isku arkay hadaan siigada iska dhaafo wey i qabata markay […]
Madaxwareerka marka la ordayo iyo siigada xiriirka ka dhexeeya

Su’aasha: Qofka markuu ordo wareeraayo maxaa keena siigada iyo orodka maxaa ka dhexeeya iiga jawaab suaashan maraa kusoo weydiiyey iigamana jawaabin maxaa dhacay jawb deg deg sii Jawaabta: Siigada qofka marka uu samaynayo jirkiisa wuxuu waaynayaa vitamino aad u badan siiba marka uusan cunaynin cunto fiican, taas waxay keenaysaa inuu tabarbeelo oo uu u adkaysan […]
Qofka siigada u bartay naag haduu guursado ma wadayaa

Su’aasha: Asc wll mcn wllow dhibkaan iga xali Markasta waxaa dhahdaa siigada waa wax xun Aflaamta galmada la xiriira madaawado Waxaan dhagaystaa culimada iyo qayrka Maalin inaa siigaysto waxay iila dhigan tahay Aniga oo nafta iga dhacayso oo ma ogoli Lkn dhibkayga waxaa waaye habeenkii markaan hurdo ayaan riyoonaya riyo waxaa iigu imaanayo qof i […]
Dhakhtar ma adaa si an awoodeyda usoceliyo

Su’aasha: siigada waan joojiye walina awooda ima so laaban hadii an dhakhtar tago oo an dawa qaato si an agoodeyda u soceliyo dhib miya ikeneysa. Jawaabta: Haddii aad guursan rabto waad aadi kartaa laakin haddii aadan guur diyaar u ahayn hadda dhakhtar maxaad ka rabtaa, haddii aad awooddada soo ceshato hadana xumaanta ayaad ku laabanaysaa, […]
Siigada iyo lafaha jirka

Siigada iyo lafaha jirka Su’aasha: siigaysigu awooda jidhka iyo lafaha dhibaato ma ugaystaa. Jawaabta: Guud ahaan siigada qofka marka uu badsado jirkiisa dhib ayay soo gaarsiisaa taas way iska caddahay waayo biyaha mar kaste layska saaro waa nafaqo layska saarayo, marka qofka awooddiisa way daciifaysaa, indhaha xitaa dhib ayay u keenaysaa, sidoo kale xagga nafsiga, […]
