Siigada koriinka jirka ma joojisaa

Su’aasha: Asc wllo waxaan ahay wiil 16jir ah waxaan waday siigada ilaa hal sano 24 hrs ba waxaan siigaystaa 5 jeer dr waxyaabaha aan isku Arkay waxaa kamid 1 caatonimo Ama dhuubni 2 waxaan isku Arkay inaan diciifo Ama ay lafahaygu daciifan jidhkayguna yaraado 3 waxaan isku Arkay indherer kaygu istaago oo dadkii Aan isdherer […]
27 jir ayaan ahay 3 sano ayaan siigo waday ma guursan karaa

Su’aasha: Waxaan jiraa hada 27 waxan siigaysanayay 3sano aan xiriir ahayn waxaan joojiyay anigoo 19 ama 20 jir ah xiligaa ayada waxan isku arkayay biyo baxa degdega Hada maguursan karaa madaama laga joogo 7 sano. Jawaabta: Haa waad guursan kartaa waxaana kuu fiican inaad guursato si aadan ugu laabanin falka siigada, marka aad guursato si […]
Siigada jirka qofka miyay kala daadisaa

Su’aasha: Siigada markan joojiyay mudo Aya kasowaregtay waxyaalo badan Ayan dareemay oo positive ah lakin waxan isku arkay inan caato noqday oo aan qof yar u ekaday marka siigada qofka qof weyn miyay kadigta oo jirkisa miyay Kala dadisa oo hada wan kasokabanaya mala dhihi Kara Mise dib kale Aya jiro. Jawaabta: Guud ahaan siigada […]
Siigada dad iska daayo ma jiraan mise waa been

Su’aasha: Wallal waxaan layaabay waxaan arkaa dad dhahaayo siigada waan iska daayey ma runtood baa oo siigada wax la dayn karo matahay 2 inta aanan siigada bilaabin waxaan ahaa qof caadi ah waan kacsan jiray lkn kacsi biyo la iska keenaayo maanu ahayn marka hadaan iska daayo ma waxaan ulaabanayaa sidaydii hore mise mar walba […]
Sadax bil siiga la’aan iyo natiijada

Su’aasha: Asc walaal ninka haduu sadax bil sigeysanin naagna uu iska ilaaliyo maxa iska badalayo dareenkisa Jawaabta: Jirkiisa ayaa usoo kabsanayo nafsi ahaanna wuu u qaboobaa, qofka marka uu ka fogaado siigada oo uu isku mashquuliyo wax fiican farxad ayuu daremaa, laakin qofka marka uu siigaysanayo naftiisa ayuu nacaa maanta oo dhan shallaay ayuu ku […]
Siigada timaha iyo indhaha miyay dhib u keentaa

Siigada timaha iyo indhaha miyay dhib u keentaa Su’aasha: Asc waxan arkay in dhakhtariinta calamka ay sheegan inay siigata wax dhibaata ah uleheyn cafimadka bal ay sheegan inay cafimad tahay sida hurda raaxa leh in laga helo sido kale ay sheegan inay qurafad tahay in biya bax dagdag ah ay keento iyo timaha ay buuban […]
Dhibka nafsiga iyo kan caafimaad kee bey siigadu keentaa?

Dhibka nafsiga iyo kan caafimaad kee bey siigadu keentaa? Su’aasha: Horta nio ani waa guursan lahaa balse ma haysto qarashkii aan gabar ku doonan lahaa hadana ma shaqeeyi oo meeshaan joogo ayaaba saas iska ah saasey tahayna ma siigo badni markay I qabatinto oo waxaan qabto waayo ayaan ku faktaa markaasna yax yaxa igu bata […]
