Ma jirtaa daawo awooda uso celineysa raga guursan raba

Ma jirtaa daawo awooda uso celineysa raga guursan raba Su’aasha: Inaan guursado ayaan raba laba bil Kadib 12 sana ayan siigada waday mana rabo haweenka arooska inay xalada igu xumaato majirta daawa awooda isocelin karto speman ma icawinaya taladada wa imuhiim mahadsanid. Jawaabta: Sida la og yahay siigada saameys weyn ayay ku leedahay fikirka iyo […]
Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo

Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo Su’aasha: Waxan rabaa inaan ogaado kaniiniga lagu kordhiyo biyaha shahwada raga dhib ma leeyahay muxuu taraa ninka ma cuni karaa asoo caadi ah oo aan biyihiisa yaran? Jawaabta: Kaniiniga Speman wuxuu ka kooban yahay geedo, guud ahaan wuxuu daawo u yahay borostaatada ninka iyo meelaha biyaha manida soo galaan […]
Manida ninka markay jaale tahay maxaa jiro

Manida ninka markay jaale tahay maxaa jiro Su’aasha: Biyaha ninka markay yihiin kuwa leh midab jaale sida hargab adah oo kale maxaa la dhihi karaa ma dabici baa mise waxay tilmaamayaan in cudur jiro. Jawaabta: Biyaha ninka marka ay qofka ku daahaan waxay yeelanayaa midab booran oo cagaar xigo sida hargab adkaaday oo kale, taasna […]
Shahwada ninka feker maku timaadaa

Shahwada ninka feker maku timaadaa Su’aasha: Shahwada ninka fikir maku timaadaa in badan waan isku dayay inaan fikir aan biyaha iskaga keeno balse maba dhacdo taas maxa la dhihi karaa. Jawaabta: Way dhici kartaa qofka inuu shahwada fikir isaga keeno, laakin aad bay u yar tahay taas, raga qaar ayay sidaas kaga timaadaa waana markay […]
Ninka goormuu madhallays noqdaa digniin raga ku socota

Su’aasha: Hormoonka labka hadduu yaraado ninka biyihiisa ma saameyn karaa ma wuxuu keena madhalaysnimo. Jawaabta: Hormoonka labka oo lagu magacaabo Testosterone kaalin weyn ayuu ka qaataa raganimada iyo dhalitaanka, laakin qofka waa in meelo badan laga baaraa ee ma aha hal hormoon kaliya in la eegoو hormoonka Testosterone kaliya ma aha waxa qaabilsan dhalmada. Guud […]
Biyaha kacsiga yimaado hadey dharka iga gaaraan maku tukan karaa?

Biyaha kacsiga yimaado hadey dharka iga gaaraan maku tukan karaa? Su’aasha: Walaal markaan kacsado waxaa iga yimaada biyo jiid jiidmayo oo aan ahayn kan shahwada hadana jilcan marka biyahaas buumada iga gaaraan maku tukan karaa. Jawaabta: Maya biyaha dhacaanka ah oo ka yimaada ninnka iyo naagtaba oo aan ahayn shahwada waa in layska dhaqaa, waysadana […]
Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga

Biyaha shahwada ninka maxaa daciif ka dhiga Su’aasha: SCW waxaan rabaa inaan ogaado dhibkan i haysta kaso ah biyaha shahwada iga baxayo adayg ma aha waa biyo qoyan ah taas mala dhihi karaa waa cadi mise waa jiro waxan jiraa 22 sano sababta biyaha shahwada jilcinaysa maxa la dhihi kara. Jawaabta: Biyaha shahwada ama manida […]
