Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa

Biyaha shahwada jiran maxaa lagu gartaa Su’aasha: Mararka qaar biyaha shahwada waxan ku arkaa wax cad caanaha oo kale ah oo ka duwan manida mararna marka aan kaadinayo ayan isku arkaa, sidoo kale marka aan biyabaxayo xanuun ayan ka daremaa jirada noocas maxaa la dhihi karaa astaamaha an sheegay dhib miyay u keeni karan mustaqbalka […]
Biyaha shahwada oo aan dhagdhag lahayn maxaa keena

Su’aasha: Biyaha shahwada ka soo hormaro balse aan dhag dhaga leheen sida kan kacsiga muxuu u dhimaa caafimaadka mise waa dabiici. Walaal waxaan ahay ruux doob ah oo dareen iyo kacsi badan isbuuciiba marna waan siigeystaa markaan bilaabo howsha inta aysan shahwada iga soo bixin ka hor waxaa iga soo daato biyo kaadida cml ah, […]
Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay

Corona virus oo shahwada ninka lagu arkay Cilmibaaris goor dhow la maseeyay ayaa lagu ogaaday corona virus inuu ku jiro manida qofka cudurka hayo. taasoo oo keeni karta inuu ku faafi karo dhanka galmada sida cudurka aydhiska oo kale. Baaritaano ayaana lagu ogaaday arrinkan. Sida la og yahay cudurka corona wuxuu joojiyay wixii ka dhici […]
Biyaha raga faa’idooyinka ay wataan

Biyaha raga faa’idooyinka ay wataan Dhakhaatiir cilmibaareyaal ah ayaa waxay sheegeen shahwada ninka waxtarka ay u leedahay dumarka dhowr jaamacad ayaa daraasad ka samaysay saamayska biyaha ninka ay dumarka saameeyaan waxaa ka mid ah. 1- biyaha ninka naagta waxay siiyaan vitamiino badan oo keeni kara inay noqoto gabadha mid da’deeda aan laga dareemaynin waayo maqaarka […]
Biyaha raga waxa adkeeya

Biyaha raga waxa adkeeya What makes the semen a thick ? la og yahay biyaha raga ama shahwada raga marka ay adag yihiin waxaa lagu tiriyaa inay tayo leeyihiin, waxaa laga rabaa biyaha inay ishaystaan. waxaa isweydiin mudan maxaa lagu adkeeyaa biyaha raga? waxaa lagu adkeyn karaa biyaha gaaxin. qofka raba in biyahiisa ay adkaadaan […]
