Saaxiibka khiyaanada badan sidee lagu gartaa

Su’aasha: Nin ayaa jira saxibo aan nahay, wuxuu igu sameyay arin yaab badan, wuxuu iga qarin rabay baasaboorkayga sidii ley tarxiili lahaa, aniga waxaa ii sheegay mid isaga ku siraystay sheekada ninkaas oo saaxibka aan ahayn waxan u haystay saaxib lilaali ah marka maxaa talo aad iga siin kartaan ninkaas. Jawaabta: Waxaa laga yaabaa ninka […]
Saaxiibka xaasidka ah sida lagu garto

Saaxiibka xaasidka ah sida lagu garto Su’aasha: Nin saaxiibkayga ahaa ayaa wuxuu igu sameeyay khiyaano aanan ka filanaynin, waxaan ahayn ninkaas qof aan meel ka wada shaqeyno oo xiriir wanaagsan naga dhwexeeyay, ninka wuxuu lasoo baxay dabci yaab badan markaan helay shaqo fiican oo lacag badan leh marka qofkii wuxuu bilaabay inuu been iga sheego […]
Saameyska uu leeyahay saaxiibka

Saaxiibtinnimada aad ayay u saameysaa qofka kale, saaxiibka xun aakhiro wuxuu kugu noqonayaa cadow, taasna waxaa lagu sheegay nusuus fara badan oo ka kooban aayado iyo axaadiis. Alle kitaabkiisa kariimka ah wuxuu ku yiri: {الْأَخِلَّاءُ يَوْمَئِذٍ بَعْضُهُمْ لِبَعْضٍ عَدُوٌّ إِلَّا الْمُتَّقِينَ} (Saaxiibadu Maalinta qiyaame qaarkood qaarka (kale) waa u col kuwa dhawrsaday mooyee (mu’miniinta).) Wuxuu […]
Saaxiibka xaasidka astaamaha lagu garto

Saaxiibka xaasidka astaamaha lagu garto Waa maxay xasadka iyo xaasidka ? Xasadka waa dabci aad u xun, qofka xaasidka ah waa qof la dagaallamaya nimcada Ilaahay dadka siiyay, qof markuu wax helo waa dhibsadaa, wuxuu ku jiraa cadaab aduun. qofka xaasidka marka aad la saaxiibto waxaad ka arkaysaa waxyaalo ku tusinaya inuu yahay xaasid. tusaale […]
