Waxan ku riyooday wiil xiriir naga dhexeyn jiray anigoo telka kala hadlayo

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday wiil xiriir naga dhexeyn jiray anigoo telka kala hadlayo Lkn sida cadiga waan kala tagnay mana isla hadalno. Jazakaallh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilka inaad war ka maqli doonto ama xaalkiisa laguu sheegi doono ama isaga aad arki doonto, guud ahaan riyada waxay tusinaysaa arrin khuseysa […]
Waxaan ku riyooday mobile Tecno T349

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo mobile hadda qad laga isticmaalin oo qadka isticmaalayo mobilekuna waa Tecno oo niiclaha ahT349 maxaa lagu fasiri karaa riyadaa. Jawaabta: Riyada waxay tilaamaysaa in war muhim ah kusoo gaari doono, taleefanka wuxuu tusiyaa hadda arrin muhim ah inaad maqli doonto, illeen taleefanka waa waxa lagu qaado warka iyo sheekada, […]
Fasirka riyada xaaskayga taleefanka jabinayso

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday xaaskeyga oo telefanka iga jibisay anigana waxan xanaqay kadib telefankeeda Iphone ah ayay isiisay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil ama rabsho oo ay kugu samayn donto xaaska laakin way ku raalli galin doontaa, sida laga fahmayo riyada, taasna waxaa laga fahmaya taleefankeeda ay ku siinayso, waxay la mid […]
Riyo tuug oo xaaskayga taleefanka ka qaatay

Su’aasha: ASC FADLAN WAXAA DOONAYA IN LAII FASIRO RIYADAAN WAXAA ARAGTAY XAASKEYGA WAXAY U DHACEYSAA RIYADA SIDATAN ,XAASKEYGA IYO WALALKED ,GABADH YAR OO AY DHASHAY OO FADHIYA GURIGA IRIDKIISA WAXAA U YIMID NIN TUUG AH WUXUU KA QAATAY TELEPHONKII MANA CARARIN TUUGII ISLA MARKIINA WEY LA CARBIDAY WEY KA QAADATAY TELEPHONKEDI GURIGAY GASHAY WUU KASOO […]
Fasirka riyada oo lala hadlayo qof wasiir ah

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo la hadlaya nin masuul ah oo wasiir ah waxana kula hadlayaay telefan marka nin waan aqaana balse waligay lama hadal marka muxuu noqon kara fasirkeeda. Jawaabta: Riyadan waxaa lagu fasiri karaa inay kuusoo dhow yihiin arrimo aad ku farxi doonto, arrimahaas oo ah hanti iyo magac, waxaa laga […]
