Riyada qof dhintay oo wax i siinayo

Su’aasha: Asc ,waxaan arkay nin aqaano oo mar hore dhintay oo isiinayo No.telkiisa, waana qortay ,kadib wuxuu isiiyay shaah cadeys oo koob kale iga soo shubay macnaa wuu kala baray, anoo ku dhahaayo maya iska dhaaf asagana wuu iga diiday , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq inaad ku heli doonto si lama filaan […]
Riyada aabbaha dhintay oo geeridiisa lasoo sheegayo

Su’aasha: Asc, waxaan arkay aabaheyga dhintay mar hore oo hadana dhintay aan dhahaayo maxaa la igu soo sheegi waayay dhimashadiisa ,waxaan ogaa asagoo fiican , maxay noqoney ?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in adiga aad ku sugnaan doonto murug weyn iyo walwal badan, riyada adiga ayay kugu saabsan tahay, marka ducada badi aabbahaagana u duceey.
Gabar 12 oo ku riyootay walaalkeeda waa hore dhintay

Su’aasha: Asc bahda daruur wll gabar 12 jirta waxay kuriyota wllked saqiray dhalashadedi kahor o kawen waa imaday asago aamis sita baluga ookuyiri hooyo waxuqabo kadib wax ayuuw iladonay wanaigasoharay oo ilamasolaban. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal inuuu u imaan doono cida, farxad iyo wanaag noloshooda la xiriira inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.
Gabar ku riyootay cuncug ka saqiiray

Jawaabta: Asc riyo waxan kuriyoday waxa iwaday waxanan garanen oo la igeeyay wil yar oo iga saqiray ayan kahor sicadiya saqirkiyo kujira meelkulel badan oo waxana umoda in laforneyay o ladubay aad ayan uqalqala markas wll ifasira wanlayabe Su’aasha: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil inaad la kulmi doonto, go’aanno qaldan inaad qaadan doonto, waa digniin iska […]
Gabar ku riyootay awoowaheeda dhintay oo gaajaysan

Su’aasha: habayartayda way hurdaysay kadib waxay riyo ku aragtay awoowaheyga oo dhintay wuu u yimid wuxuu ku yiri gaajo baa i haysa cunto ii sameey waxay ku tiri aad gabadhaada weynta iyadaa waligeeda ku adeegi jirtay wuxuu yiri ma rabo inay wax ii samayso adi ii sameey maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya

Riyada walalkay oo dhintay oo i waaninaya Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAN KU RIYOODAY ANOO KA IMID GABADH AAN DOONAY AYAA WAXAAN WADADA IGA SOO QAADAY WALALKAY OO DHINTAY RAMADAN TII DHAWAYD WAXUU WATAY GAADHI WUU ISOO QAADAY WAXAAN KU IDHI WALAL SAAKA […]
Riyada ayeeyo mar hore dhimatay oo sakaraad ah

Su’aasha: Xaley waxaan ku riyoodey ayeeyadeey oo mar hore dhimatey alle ha u naxariistee oo sakaraad ah sariir saaran maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Jawaabta: Riyada qof dhintay oo sakaraadaya ma fiicna waxay tilmaamaysaa guriga inuu wax ka dhici doono, waxaa kaloo lagu fasiri karaa ayeeyadaada inay duco u baahan tahay, mar kaste salaad aad […]
