Riyada naag uur leh oo wajiga ka bararsan

Riyada naag uur leh oo wajiga ka bararsan

Riyada: Walaal waxaad ii fasirta xaas ayan leyahy wax caruur ahna iima dhalin walow horay ilmo udhashay Ninkale marka naag aan garanayo ayan ku riyooday iyadoo uurkii sedexaad leh wajigana ka bararan mrkas ayan dhahaa kii sedexad miyad wadaa ayado gurigeda jogta misena dhulka jiifta ley tusaa uurna leh marka maxey tahay micnaha riyadaas wall […]

Riyada abuuridda beerta maxay noqon

Riyada abuuridda beerta maxay noqon

Su’aasha: Asc waxan ku riyoday anigoo gari yar kaxenaya waxan wadada ku arkay naag wan gudbay dhaafay waxaan aaday tuulo yar Waxana ila socda qofkale ama laba qof aan garanayn wax dhibahna ma aysan jirin lasocdkoda waxan u tagay nin gurigisa barxadiisa ku beeraarya beer yar waxan donay inan arko u dhawado waxuna igu yiri […]

Riyada dhinbil dab oo aad naag siinayso

Riyada dhinbil dab oo aad naag siinayso

Su’aasha: Waxaan ku riyooday ayadoo dab iishidan yahay oo an donayo inaan wax kariyo mid naag ah ayaa I waydiisay dhimbil dab ah ama inay dabka ka shidato misa aan siiyay dabkii jab alwaax ah ok shidan hadana waxaan isla riyadaas wan arkay wax u ek tixri. Jawaabta: Dhinbisha dabka waa mustaqbal bilowgii waxaa laga […]

Riyada naag iyadoo dharka dhigatay aad u tagi rabto

Riyada naag iyadoo dharka dhigatay aad u tagi rabto

Riyada naag iyadoo dharka dhigatay aad u tagi rabto Riyada: haben waxan ku riyooday anoo naag aan kasayo oo ilmo leh oo hortay seexay markaas ayay luga kala qaday iyadoo qaawan waxaa ii muqda cambarka  markan arkayga guska si xun ayuu igu istagay markaas ayan xageeda aaday markan u dhowaday biyaha ayaa iga baxay isla […]

Riyada shinbir madow iyo Faraanti

Riyada shinbir madow iyo Faraanti

Riyada shinbir madow iyo Faraanti Riyada: Asc wllo waxan kamid ahay asxaabta ku xiran website si joogta ah. Waxan arkay riyo aan fahmi wayay waxayna tahay Inan ku riiyoday Shimbir Madow oo Ku dhexjira farantii waxana doonayay inan farantiga kala baxo balse waan kala bixi wayay waxana shimbirta madow xariga ku xiratay naag oo dhahaysa […]

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo Su’aasha: waxaan ku riyooday anoo naag la qabo hadal u sheegaya si qarsoodi ayaan ugu sheegaa waxaa ku dhaha: qooq ma taqaanaa marka ma fahmayso macanaha laga wado waxay u eg tahay inaysan afka soomaaliga garanaynin markaas ayaan u fasiraa waxaan ku dhahaa qooq […]