Riyada naag iyadoo dharka dhigatay aad u tagi rabto

Riyada:

haben waxan ku riyooday anoo naag aan kasayo oo ilmo leh oo hortay seexay markaas ayay luga kala qaday iyadoo qaawan

waxaa ii muqda cambarka  markan arkayga guska si xun ayuu igu istagay markaas ayan xageeda aaday markan u dhowaday biyaha ayaa iga baxay

isla marki hurdada ayan kasoo boday anigaa neefturaya macwistayda waxan ku arkay biyo badan marka riyadas  maxaa lagu fasiri karaa.

Riyada naag iyadoo dharka dhigatay aad u tagi rabto
Riyada naag iyadoo dharka dhigatay aad u tagi rabto

Fasirka:

Riyada galmada ama raaxada ama naag qaawan hadaad aragto oo mrkaas biyaha kaasoo baxaan waa riyo shaydaan kugu cayaaray,

qubeys ayaa kugu waajibayo ee riyada fasir ma laha, haddii aadan si dhab u biya bixin macne ayay yeelan kartaa, laakin riyada qofka isku junuubayo fasir ma laha.

 

Riyada iyadoo lagu qubeysanayo biyaha warta

 

If you dream of sex or pleasure, or of a naked woman, and then see water coming out, it is a dream played by the devil.

You are obligated to take a bath, but the dream has no interpretation.

If you do not actually ejaculate, it may have meaning, but the dream of a person performing janaabah has no interpretation.

Leave a Reply