Riyada tukinta masaajidka

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo imaam masjid ah oo salaad tukinaya waliba qiraada kor u qaadaya quraanka kor u akhrinaya sida maqrib oo kale waliba masaajid laga buuxo anoo aad u faraxsan Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad hogaamiye weyn noqon doonto oo aad hogaamin doonto […]
Riyada dhagaysiga muxaadarada iyo furayaal iyo nin isoo bursanayo

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday anoo masaajid muxaadaro ka dhagaysanaya oo aad aan u badanahay markii ay muxaadaradu dhamaatay waxa la galay salaad markaa ani waxaan lahaa daahir ma ihi oo macduur baan ahay markaa gabar aan aqaano ayaa igu tiri salaadan tukano waxaana kulahaa ani macduur baan ahaye muxadarada lee u […]
Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda

Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo ordayo meel ayan u dagdagayey waxan maqlay aaqimka saladaa waxana iga hor yimi koox niman eh oo iyana ordayan waxan ka aqonsaday imamka masajidka masajidka aye u degdegayen markan dhaafay ayan arkay wiil ku ciyaaraya […]
Riyada manaarada masjidka oo la hoos fariisanayo

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan riyo ku arke masajid diris ila eh oo wili dhismo ku socdo Anigoo minarada hosteda fadhiyo aya kor u firiyay aad ayeba usii dhertahy xidigaha iyo cirka ayey madaxa la gashay .Jazakaallh Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto qof daaci ah oo diinta dadka ugu yeera oo […]
Riyada aragtida masaajidka weyn

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo masaajid wayn oo dhawaan LA dhisayoo aad u qurux agtaaganoo dadku leh masaajidkani waxa dhisay hebel waxuuna galaa gurigani ku dhagan. mana aqaano runtii Cid dhistayba markanay riyo ahayn Allah mahadleh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr aduun iyo khayr aakhiro sidoo kale […]
Riyada laba nin oo toorey isku heysta

Su’aasha: Asc waan idiin salaamay bahweynta webka Daruur.com, sidoo kale saaxiibka su’aalaha iiga jawaabo adigana waanku salaamayaa nio saakay salaad subixii ka dib waxaan ku riyooday labo nin aan waligey arkin oo middiyo isku heysta oo la kala celinaayo markaasa waxa dhacday in nimankii iyo anigaba aan masjidka isla galno oo salaada ku xirano imaamka […]
Riyada dumar iyo rag masaajidka iskula jira

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday anagoo dad badan masaajid ku jira oo rag iyo dumara lakiin xijaab nooma dhaxayn waxaana fadhinay raga gadaashoodo Muxaadaro ayuu nin carabu noo jeedinayay markii mu xadaradii dhamaatay waxaa saajidkii ku haray intayadii dumarka ahayd waana wada xijaabnayan waliba sifiican oo dhar culusban qabnay gabar ayaana dhahaday aan […]
