Riyada bariiska iyo kulanka masjidka iyo qofka asoo guurdoon ah

Riyada bariiska iyo kulanka masjidka iyo qofka asoo guurdoon ah

Su’aasha: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday 3riyo (1) waxan ku riyooday anigoo guurdon ah lacagti guurka na haystay kadib waxan u tagay hawenay aan garanaayay kadib nin ban kulanay waxu adna an garanaayo kadibna waxa uu igu yiri aniga ayay xaskayga tahay waxan haysyay lacag kadibna naagti Ayan Ku iri macadam igu shegin waxay […]

Riyada masjidka oo aan quran ku dhex dhagaysanayo

Riyada masjidka oo aan quran ku dhex dhagaysanayo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo masaajidka dhex diisa ku dhagaysanaya quran wali sheakh aad u cod macaan dadkuna ay la dhaceen codkiisa Allah mahadle. Jawaabta: Riyada dhegeysashada Quraanka kariimka waxay tilmaamaysaa inuu qofka saalix noqonaya oo camal suuban la imaanayo wanaagna faraya xumaantana reebaya, sidoo […]

Qofkii ku riyoodo kacbada maxa lagu fasiraa

blank

Su’aasha: Waxaan rabaa inaad ii fasirtan riyada kacbada qofja hadu arko asoo kacbada agteeda jooga maxaa lagu fasiraa xaj miyuu helaa mise waa wax kale? Jawaabta: Riyada kacbada waxay tilmaamaysaa hanuun iyo masjid iyo salaad, maxaayeelay waa meel muqadas ah oo muslimiinta ay xajka ku kulmayaan. Sidoo kale kacbada waxay tilmaamaysaa cadaalad iyo sinnaan; maxaayeelay […]

Riyooyinka salaada iyo masjidka

Riyooyinka salaada iyo masjidka

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN MARWALBA XAJAAKUMULAAH WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA JOOGA SALAADII JIMCAHA OO SHEEKHU UU QUDBADII AKHRINAYO 2 WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA WAYSAYSANAYA SALAADIINA LA GALAY OON KA XUMAHAY SALAADAA DUHUR LA IGA HOR GALAY KABACDI MARKAAN WAYSADII DHAMAYSTAY SALAADII OO LAGU JIRO WALI OO LATAAGAN YAHAY KU XIDHAY 3 WAXAAN KU […]

Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya

Riyada masaajidka qofka oo dadka kala hadlaya

Su’aasha: asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo wado socda oo gaadhigayga wata goor habeen ah ayaa waxaa la eedaamay salaadii cisha kabacdi masjidka ayaan galay waan la aqiimay waan tukaday telephone ayaa soo dhacay qofkamida Jamaca oo dhilinyaro ah waan dhibsaday waanan ka xumaa markii salaada laga baxay ayaan microphonkii […]

Riyada qofka oo cirro isku arkayo

Riyada qofka oo cirro isku arkayo

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey anigoo masaajid kudukadey kadibna marki aan kasoo baxay waxaan watey khamiis mana qaato hadda waxaan jeebka khamiiska kalasoo baxay shanlo iyo miyaarad marki aan isku fiiriyey miyaarada waxaan arkey cirro igu taalo waxaana is weydiiyey waqtiga ay iga soo baxdey ciradan kadib ayaan maskaxdeyda la hadlayaa oo waxaan dhahayaa “allaylahee […]

Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda

Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aabaheey oo dhintay ayaan ku riyooday wuxuu i yiri haye masjidka naken intan bixin ayuu soo qaatay bisad caruurteeda ayuu itusay guriga iridkiisa ayey ahayd maxay tahay walaal. Jawaabta: Riyadan waxay wadataa bishaaro farxad iyo wanaag, bisada yar waa farxad iyo bishaaro, waxaa kaloo ay tilmaamysaa wanaaggaaga inuu ku jiro salaadda […]