Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce

Su’aasha: Asc bahda daruur aad baan idiin salaamay salaan kadib:- Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce Rakcadi 1aad uu sheekhu aad u dadajiyay Kadin aan is idhi tii 2aad ka gaadh markan albaabka ka galay misaajidki een is idhu rukuucda ku gaadh ayuu dagdag ugasoo kacay rukuucdi markaasan diintisa caayay sheekhi kadib salaadi […]
Waxaan arkay nin adeer igu aadan joogo masjid

Su’aasha: Asc , waxaan arkay nin adeer igu aadan joogo masjid xaafad kasoo guuray agtiisa waana salaamay, asagana madegana xaafadda , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada adeerka guud ahaan way fiican tahay, waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto garab iyo qof ku caawiya oo aad kala tashato wixii dhib ah ku haysta, adeerka wuxuu taagan yahay […]
Waxaan Ku riyooday anigoo Masajidka u lugeynayo

Su’aasha: Asc gudomiye: waxaan Ku riyooday anigo la socdo nin aan garanaayo meel baan wad maraynay wan kugeynayna markaas ayaan Ku iri I dhawe Masajidka Ayan u socdaaye hada Masajidka wadadisa tagno Iska soo laabo markan masjidka wadadisa tagnay waxan arkay dukan Cunto ibinayo marka ninki meel ayaan wad fadhiisanay markaas ayaan Ku iri waxan […]
Waxaan ku riyooday ano masjidka jooga oo lacag la i siinayo

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday anigoo joga Masajidka ee la bilaabay salàda Jimcaha waxan jogay Qeebta Weyso qaadka waxaan cabaayey Cabitaan Iron brew ah ee baraf leh e mesha Yaalay ee macaana wan dagdagsana oo Waxa already Laxurtay salàda waxan is iri suratul Fatixa way dhamaatay Suradi kale Ayana si dhamanrabto ee Ka […]
Riyada qalab masaajidka lagu ilaawayo

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin ilaahay ha idin xafido Allah macak SHANDAD UU IIGU JIRO QALAB CAAFIMAD OON HAYSTO AYAA….. WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA XAGA HORE EE IMAMKA U DHAW KU ILAAWAY SHANDAD AY KU JIRAAN QALAB CAAFIMAD OON LEEYAHAY KABACDI WAXAAN FILAYAA HABEEN INTAN KU ILAAWAY AYAAN AROORTII QAATAY DADBAA MARKAN […]
Riyada qof imaam ah oo salaada ku dhadhacaayo

Su’aasha: Asc waan idin salamy darur media iyo dhaman akhristaha salan ka dib waxan ku riyoday anigoo masajidka joga kadib leygu dhahaayo kalay natuji kadib aan salda tujinayo dadka balse salada anigoo tujinayo ayaan dhadhacaya qof cabsan oo kale runtii markan quranka akhrinayo xita waan dhadhacay wana soo istagaya aniga dhan tabar xitaa ku tujiyo […]
Gabar ku riyootay iyadoo macalin garaacayo

Su’aasha: Asc Wll bahda duruur aad ayad u mahadsan tihin jasakallah kheyran. Waxan ku riyooday anigoo aadayo meel aan wax ka barto waxan ag maray masajid waalaga adamaay laba naag aya jogay masajidka agtiisa wax aye ku murmaayeen aadanki aya dhamaday mu’adinkii aya albabka so istagay nagihi ayu ku qoslay waxan tagay madrasadii macalinka aya […]
