Waxan Ku riyooday anigoo cunaayo hilib aan kuli wada bisleen

Waxan Ku riyooday anigoo cunaayo hilib aan kuli wada bisleen Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigoo Jooga meel la Jooga nin Harqaanle ah on Garanaayo waxu dubaayay hilib waxaan cunay cad hilib ah oo la fry Gareeyay balsa aan aad loo Karsamin kor wu bisla gesna xoga kama bislen balsa aniga cadi ayu I […]
Riyada salaad iyo masjid iyo cirka oo roob xooggan kasoo da’ayo

Riyada salaad iyo masjid iyo cirka oo roob xooggan kasoo da’ayo Riyada: Walaal xalay ayaan riyooday riyaduna waxay ahayd sidan: Wakhti galab gaaban ah ayaan magaalada ka baxay anigoo raba inaan aado magaalada meel kayara baxsan lkn aan ka fogayn markaan magaaladii kabaxay ayaan arkay nin asxaabtayda iigudhaw kamid ah oo isagna igasii horreeyay ninkii […]
Riyada gacalka ama xididka iyo weysa qaadashada

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA ALLAH MACAK WAXAA JIRTA GABADH AAN RABO INAAN DOONO DHAWAAN INSHA ALLAH AYAA WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA KA WAYSO QAADANAYA AYAA WAXAA ISKAY SOO DULTAAGAY GABADHAN DOONI RABO ABTIGED IYO ADEERKED MARKAN WAYSADII DHAMAYSTAY AYAAN ARKAY WAAN GACAN QAADAY WALIBA SI KAL IYO LAABA […]
Riyo cajiib badan dumar ila socda iyo shinbir mas cunayso

Riyo cajiib badan dumar ila socda iyo shinbir mas cunayso Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday ani iyo gabdho Mar hore isugu keen danbay say on meel magala ah oona garanayani dhex maraynay saan u soosoconay baan kusoo baxnay masaajid wayn oo gabdho wada xijaaban kujiraan xiyaabo culusbay qaba kujiraan wayna qaylinayeen niman […]
Qof ku riyooday asoo masjid ku jira oo buumo xiran

Su’aasha: Asc , waxaan arkay anoo misjid ku jiro , oo xiran buumo iyo sarwaal , salaad subax tukaday, waan kabaxay masjidka toosh wataa, waan shiday tooshka waxaan isku arkay buuma kaliya igu jirto, sarwaalka waxaan uga soo tagay masjidka , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay kaaga digaysaa qalad inaad gasho, iska jir waxyaalo […]
Riyada nin mar hore dhintay aan masjid kula jiro

Su’aasha: Asc waxaan arkay anoo masjid ku jiro oona agteeda fadhiya nin aan aqaano, oona mar hore dhintay , waxaan u dhiibay buug aan watay wuu iga qabtay buugii, wuxuuna akhrinaayay wardi . Maxay noqoney riyadaan ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka dhintay inuu meel fiican joogo oo naxariista Alle ay haleeshay, maxaayeelay masjidka waa […]
Waxan ku riyooday anigoo masjidka nadiifinayo

Su’aasha: Asc waan idin salaamay dhamaan bahda daruur iyo akhristiyaasha Waxan ku riyooday xalayto anigoo masjidka allah aan nadiifinayo dhamaan xaaqaayo masjidka maxey ka micno tahay riyadaas. Jawaabta: Riyada aad ayay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa inaad qaban doonto camal fiican oo Alle raalli kaaga noqon doono sidoo kale inuu ku waafajin doono khayr badan […]
